Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • WAR SAXAAFADEED: “Badda Soomaaliyeed Beylah Ma ahan”.
  • Allposts
  • Warar

WAR SAXAAFADEED: “Badda Soomaaliyeed Beylah Ma ahan”.

February 27, 2025

Maktabka warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa warsaxaafadeed rasmi ah oo uu soo saaray looga hadlay damaca gurracan ee xabashida ee ku aaddan qaadashada badda Soomaaliyeed, xilli maanta kooxda Riddada ay Muqdisho kusoo dhaweysay ra’iisul wasaaraha dowladda xabashida, Abiy Axmed.

Warsaxaafadeedka xafiiska warfaafinta mujaahidiinta waxaa nuqul ka mid ah lagu yiri: Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, waxay si cad oo aan gabbasho lahayn u diideysaa qorshe waliba oo la doonayo in Itoobiya loogu sharciyeeyo taako ka mid ah xeebaha dhulka Soomaaliya. Jihaadkii ay awooweyaasheen galeen, sida Imaam Axmad Gurey, Sheekh Bashiir, Sheekh Xasan Barsane, iyo Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, ayaa ahaa midkii hor istaagay inay Itoobiya xaqiijiso yoolkii ay ka lahayd geeska Afrika. Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay – Allaah idamkiis – ku taagnaan doontaa dhabbahaas, Iyadoo la dagaalameysa saliibiyiinta Itoobiya kana difaaceysa diinta, dalka, sharafka iyo hantida dadka Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah.”

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxay bogaadisay weerarkii madaafiicda ahaa ee ciidamada mujaahidiintu ay ku garaaceen garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, xilli halkaas uu kasoo degayay ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya saliibiga lagu magacaabo Abiy Axmed, waxay sidoo kale xarakadu bogaadisay weerarkii cagmarinta ahaa ee saaka mujaahidiintu ku qaadeen saldhigyada murtadiinta ee degmada Balcad ee wilaayada Sh/dhexe.

Waxay Xarakadu sheegtay in weeraradan Weeraradan Allaah fadligiis- baajiyeen xaflad la filayey in loo qabto imaanshaha Abiy Axmad iyo booqasho xubno kamid ah wafdigiisa ku doonayeen inay ku tagaan degmada Balcad oo ka mid ah dhulka Soomaaliyeed ee ay xabashidu sheegato.

Ugu dambayn waxay mujaahidiintu baaq u direen umadda Soomaaliyeed ee muslimiinta ah, kuwaas oo loogu baaqay inaysan marnaba wanaag ka sugin maamullada Riddada ah ee diintooda, sharaftooda iyo dhulkooda ka iibsaday
saliibiyiinta ee u gogol-xaaraya, hormuudna ka ah inay xabashidu qabsato bariga Afrika, gaar ahaan xeebaha Soomaaliya. waxay sidoo kale xarakadu sheegtay in madaxda murtadiintu yihiin kuwii hore Itoobiya ugu wareejiyey qaar kamid ah dekadaha muhiimka ah ee Soomaaliya, hadana u hanqal-taagaya inay iibsadaan inta soo hartay.

Halkan Ka Degso Warsaxaafadeed.

Ama Hoos Ka Akhriso.

Badda Soomaaliyeed Beylah Ma ahan

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Madaafiic Lagu Garaacay Garoonka Muqdisho Xilli Uu Soo Degayay Abiy Axmed.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-08-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-Ramadaan-1447-Hijri

March 4, 2026
Wariisu-dowleyaal Is Casilay Iyo Lataliyihii Deni Oo Lagu Xiray Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Wariisu-dowleyaal Is Casilay Iyo Lataliyihii Deni Oo Lagu Xiray Muqdisho.

March 4, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus {Xalqada 14-aad}.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus {Xalqada 14-aad}.

March 4, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada