Wararka ka imaanaya dalka Maali waxey sheegayaan in qeybo ka mid ah dalkaasi uu ka dhacay weerar dhaliyay khasaara kala duwan.
Weerarkan oo Kamiin ah waxaa lala beegsaday kolanyo ka tirsan maleeshiyaatka xukuumadda daba dhilifka Maali, Iyadoona ay jirto faahfaahin laga helayo weerarkaasi.
Weerarkan dhabba galka ah waxa uu sigaar ah kaga dhacay Mandiqadda Buur layda ah ee dhacda gobolka Ségou oo ah gobal dhaca Konfurta dalkaas.
Kamiinkan waxaa lagu dilay Todobo ka tirsan askarta Xukuumadda Maali kuwaasi oo meydadkooda Saacado xiriir ah ay yaaleen goobtii weerarka uu ka dhacay.
Bayaan kasoo baxay Mujaahidiinta Jamaacada U Gargaaridda Islaamka iyo Muslimiinta ee ka Jihaada dalka Maali iyo dalalka dariska la ah ayeey ku sheegatay Mas’uuliyadda weerarkan, Waxeyna xaqiijiyeen in Kamiinka ay ku dileen Todobo askari oo xukuumadda Maali ka tirsan ayna kusoo furteen tiro hub ah.
Calamada.com