Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Kala Duwan Oo Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Kala Duwan Oo Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Hoose.

August 4, 2018

Weerarkaan ayaa waxaa lala beegsaday kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuffaarta Africaanta, kuwaasi oo ku socdaalayay meel u dhow deegaanka Ceel-wareegow ee Wilaayada Shabeellada Hoose

Weerarka oo ahaa Kamiin, ayaa waxa ka dhashay khasaaro soo gaaray Ciidankii Gaalada ah ee la weeraray, kuwaas oo dhimasho iyo dhaawac uu soo gaaray.

Ciidanla la weeraray, ayaa wararka waxay sheegayaan in ay wadeen sahay, iyagoona ku sii jeeday Saldhigyada ay ku leeyihiin deegaanka namber 60.

Kamiinka oo isku badalay dagaal socday muddo saacad ka badan, ayaa waxa uu ku qasbay Ciidankii gaallada in ay ku hakadaan goobta uu weerarka ka dhacay .

Dhanka kale Mujaahidiinta ayaa xalay fiidkii weerar Qarax ah ka fuliyay gudaha degmada Baraawe ee ay Cadowgu xoogga ku haystaan

Qaraxaan ayaa lalal beegsaday maleeshiyaad Murtadiin ah, kuwaasi oo ku roon daynayay xaafado ka tirsan degmada Baraawe .

Goobta uu ka Qaraxa uu ka dhacay ayaa durbadiiba waxaa soo gaaray maleeshiyaad kale oo ka tirsan Murtadiinta , kuwaasi oo goobta isku gadaamay.

Howlgalladii saacadihii la soo dhaafay ka dhacay WI Sh Hoose ayaa qeyb ka ah weerarada joogtada ah ee lala beegsado Ciidamada Kuffaarta Africaanta iyo maleeshiyaadka Murtadiinta ee dagaalka ashahaado la dirirnimada ah ka wada deeganno ka tirsan WI Sh Hoose .

Xigasho Radioandalus.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Iska Hor’imaad Khasaara Dhaliyay Oo Ka Dhacay Degmada Mahadaay.
Next: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Magaalada Jigjiga.

Related Stories

Inka Badan 30 Qof Rayid Ah Oo Ku Dhintay Weerar RSF Ka Gaysteen Al-faashir.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan 30 Qof Rayid Ah Oo Ku Dhintay Weerar RSF Ka Gaysteen Al-faashir.

August 18, 2025
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -24-02-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -24-02-1447 Hijri.

August 18, 2025
Maamulka ‘Jubbaland’ Oo Gurguurte Iyo Kooxdiisa Ku Eedeeyay In Maamul-goboleed Cusub Ka Dhisayaan Gedo.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka ‘Jubbaland’ Oo Gurguurte Iyo Kooxdiisa Ku Eedeeyay In Maamul-goboleed Cusub Ka Dhisayaan Gedo.

August 18, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 27 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 27 aad)

August 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)

August 14, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)

July 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025

Sawirro

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada