Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Magaalada Jigjiga.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Magaalada Jigjiga.

August 4, 2018

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo maanta ka dhacay magaalooyin katirsan dhulka Soomaaligalbeed ee gummeysiga xabashida Itoobiya ku jira.

Ugu yaraan 15 ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen iska hor’imaadyo ka dhacay waqooyiga iyo bariga magaalada Jigjigay, saaka aroortii hore ayay ciidamada melleteriga dowladda Itoobiya isku gedaameen xarumaha maamulka magaalada Jigjiga illaa markii dambe ay si buuxda ula wareegeen.

Weerar rogaal celis ah oo maleeshiyaadka Liyuu Booliska iyo saraakiil Tigree ah ku qaadeen ciidamada itoobiya ee saaka magaalada jigjiga qabsaday ayay ugu suurtagalay in ay dib ugula wareegaan magaalada.

Cabdi ileey oo hadal kooban ka jeediyay Telefeshinka ‘DDSI’ ayaa sheegay in ay wadaan dadaal ay ku xasilinayaan magaalada sida uu hadalka u dhigay, ilo wareedyo ayaa sheegaya in kumanaan katirsan maleeshiyada Liyuu Booliska ay galabta dib ugu laabteen xarumihii maamulka.

ugu yaraan 125 qof oo ku dhaawacmay dagaalladii maanta ayaa la dhigay isbitaallada Jigjiga, ciidamada melleteriga Itoobiya oo saaka qabsaday magaalada ayaa lagu qasbay in ay dib uga gurtaan xarumaha maamulka balse melleteriga Xabashida ayaa wali gacanta ku haya garoonka diyaaradaha Jigjiga iyo wadada aadda dhanka magaalada Harar iyo dhammaan waddooyinka Jigjiga soo gala.

Saraakiil katirsanaa dowladdii Males Zenawi kanasoo jeeda qowmiyadda Tigreega ayaa la xaqiijiyay in ay Cabdi ileey ku gacansiiyeen dagaalkii maanta waxaana saraakiishaas kamid ah General Gabre iyo General Abraha quarter.

Bililiqo baahsan ayaa loo geystay goobaha ganacsiga magaalada Jigjiga, maleeshiyaad deegaanka ah iyo dad careysan ayaa bililiqeystay hanti ay lahaayeen dadka kasoo jeeda qowmiyadda Oromada.

Ugu yaraan 2 Banki ayaa lajabsaday sidoo kale hanti ayaa laga boobay illaa 20 dukaan sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah oo warbaahinta lahadlay, dad caraysan ayaa dab qabadsiiyay Kaniisadda ugu weyn magaalada Jigjiga oo xilligaas ay ku sugnaayeen dad Nasaaro Xabashi Itoobiyaan ah.

Xildhibaanno iyo wasiirro katirsna maamulka dabadhilifka Somaligalbeed ayaa warbaahinta uxaqiijiyay in ay la’yihiin Cabdi ileey iyagoo R/wasaaraha Itoobiya ku eedeeyay in uu ugacma qabanayo qowmiyadda Oromada sida ay hadalka u dhigeen.

Magaalooyinka dhagaxbuur iyo Godeey ayaa lagasoo sheegayaa rabshado, ugu yaraan sedax qof shacab ah ayaa la xaqiijiyay in ciidamada gummeysiga Itoobiya ay ku dileen afaafka hore ee saldhigga booliska magaalada.

Dhaq dhaqaaqyada melleteri ee kajira magaalooyinka dhulka Soomaaligalbeed ayaa imaanaya xilli kacdoonno shacbi ay maalmihii lasoo dhaafay jireen kuwaas oo loogasoo horjeeday maamulka Cabdi ileey ee xasuuqa ku haya shacabka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weeraro Kala Duwan Oo Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Hoose.
Next: Askar Lagu Soo Qabtay Weerarkii Baarka Oo Lagu Dilay Fagaaraha Jilib.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada