Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xildhibaan Joodax: “In Habeenba Mid Nalaka Haro, Habeenna Gacan Nalaka Haro Waan Ka Xumahay” (Dhageyso)
  • Allposts
  • Warar

Xildhibaan Joodax: “In Habeenba Mid Nalaka Haro, Habeenna Gacan Nalaka Haro Waan Ka Xumahay” (Dhageyso)

September 17, 2018

Xildhibaan Warsame Joodax oo horey usoo noqday gudoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Banaadir haddana ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaakna Federalka ayaa ka waramay xasaradda siyaasadeed ee ka dhex oogan maamulka Galmudug iyo ammaanka magaalada Muqdisho.

Ugu horreyn waxa uu si guud mar ah uga sheegeeyay waxa ay salka ku hayso dhibaatada ka taagan Galmudug, isagoo madaxda “DF” ku eedeeyay ineysan si wanaagsan u gudan mas’uuliyaddii ka saarnayd gobolada, sidoo kalana ay yihiin kuwa aanan garanayn ama ka tallaabaya xuduudooda.

Mar wax laga weydiiyay dhaawaca xildhibaan Maxamad Mursal Koofurow iyo ammaanka Muqdisho ayaa waxa uu sheegay inuu ka xun yahay sida ay wax u dhacayaan madaxda DF-kana looga fadhiyo iney ammaanka sugaan.

“Horta marka ugu horreyda ammaanka aan meel iska saarno, ma ihin xoolo ee basharaan nahay. Habeenba in mid nalaka haro, habeenba in gacan nalaka haro aana eeganayno mas’uuliyadiina aan sheeganayno waxaan is leeyahay kuma haboona” Sidaasi waxaa yiri’ Xildhibaan Joodax oo aad uga xun fashilka dhanka ammaanka.

Ugu dambeyntii waxaa wax laga weydiiyay su’aalo ku saabsan madax-bannaanida wadanka, shisheeyaha ay dowladda la socoto, xerada Xalane iyo arrimo kale oo xasaasi ah, waxaana uu jawaabtooda kadib hadalkiisa kusoo gunaanaday cudur daarasho ku aadan in aaney madaxda dowladda hadalkiisa u fasiran inuu mucaarad yahay.

Halkan Ka Degso Wareysiga Warsame Joodax MP3

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sawirro+Cod:Taliye Katirsan Ciidamada Maamulka Axmed Madoobe Oo isku Dhiibay Al Shabaab.
Next: Khasaaraha Ka Dhashay Duufaanta Ku Dhufatay Chine Oo Sii Korortay.

Related Stories

Warsaxaafadeed: “Faahfaahin: Mujaahidiinta Oo Weerar Ku Qaaday Godka Jilicoow”.
  • Allposts
  • Warar

Warsaxaafadeed: “Faahfaahin: Mujaahidiinta Oo Weerar Ku Qaaday Godka Jilicoow”.

October 5, 2025
Dhagayso Inghimaasigii 4-aad Oo Ka Warbixiyay Howlgalka Ka Socda Xarunta Godka Jilicoow.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Inghimaasigii 4-aad Oo Ka Warbixiyay Howlgalka Ka Socda Xarunta Godka Jilicoow.

October 4, 2025
Dhagayso Walaal Inghimaasi Ah Oo Godka Jilicow Ugu Khudbeeyay Maxaabiis Muslimiin Ah.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Walaal Inghimaasi Ah Oo Godka Jilicow Ugu Khudbeeyay Maxaabiis Muslimiin Ah.

October 4, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada