Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Khasaaraha Ka Dhashay Duufaanta Ku Dhufatay Chine Oo Sii Korortay.
  • Allposts
  • Warar

Khasaaraha Ka Dhashay Duufaanta Ku Dhufatay Chine Oo Sii Korortay.

September 17, 2018

Wadanka Shiinaha oo kamid ah wadamada dhaca bariga qaarada Asia warar la helayo ayaa sheegaya in duufaantii loogu magac daray Boqorka Duufaanada ay ku dhufatay, gobolo iyo magaalooyin kamid ah wadankaas, ayna geystay khasaarooyin kala duwan.

Duufaanta ayaa saacidihii lasoo dhaafay ku dhufatay gobolka Guwang dong iyo QuangShi  oo kamid ah gobolada ugu dadka badan wadanka Shiinaha,  waxaana lagusoo waramayaa inay wadato dabeylo xoogan iyo Roobab aan kala go’o laheyn.

Xukuumada Shuuciyada ah ee Shiinaha ayaa ku guuleysatay in magaaloyinka ay duufaantu ku dhufatay ay kasoo saarto dadki ku sugnaa, kuwaas oo loo daad gureeyey goobo aamin ah oo dowladu ay diyaarisay.

Inta la xaqiijiyey ilaa 8 qof oo udhashay wadanka Shiinaha ayaa duufaantan ku dhintay, in ka badan 70 kalena waxaa soo gaaray dhaawacyo, balse waxaa jiro dad reer miyi ah oo dhulka howdka ku sugan, kuwaas oo ilaa iyo hada aan lagu guleysan in la gaaro, waxaana la filayaa in saacadaha soo socdo faafihinado ay isa soo taraan.

Dhamaan adeegyadii ganacsi ee gobolada Guwang dong , QuangShi  iyo caasimada ganacsiga Shiinaha ee Hong Kong ayaa albaabada la isugu dhuftay, waxaana la xiray garoomadii, dekedihi, shirkadihii shidaalka iyo xitaa ganacsigi caadiga ahaa ee magaalooyinka ka jiray, sidoo kalena waxaa la yareeyey adeegtada koronto ee halkaas gaari jiray, si looga fogaado khatarta ay leedahay hadii ay fatahaado dhacaan.

Roobabka iyo duufaanada is wata ayaa keenay in fatahaado ay sameynayaan Badda iyo Wabiyadii mari jiray qaar kamid ah magaalooyinka ay iminka ku dhufatay, waxaana lasoo sheegaya in meelaha qaar moojadaha hirka ee badda ay gaareen 1 Mitir ilaa 3 Mitir, halka magaalooyinka dhexdoodana biyaha fatahaadaha ay sare u dhaafeen 1 Mitir.

Duufaantan oo horey usoo martay wadanka Philippine iyo qaar kamid ah jazeeradaha dhaca Badda Atlantic, ayaa horey usoo dishay boqolaal qof, xukuumada Philippine waxa ay shaacisay in tirada dhimashada ay sare usii kacday gelinki danbe ee shalay, hadana ay sii mareyso ilaa 70 qof.

Marka lagasoo tago khasaaraha nafeed, duufaanada waxa ay geysteen khasaare dhaqaale oo baaxad leh, khubarada dhanka dhaqaalahana waxa ay sheegayaan in hantida ku baaba’day ay gaareyso Balaayiin Dollar.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Xildhibaan Joodax: “In Habeenba Mid Nalaka Haro, Habeenna Gacan Nalaka Haro Waan Ka Xumahay” (Dhageyso)
Next: Faahfaahin Laga Helayo Weeraro Ka Dhacay Deegaano Ka Tirsan Sh/hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada