Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen gudaha Degmada Wadajir ee Magaaladan Muqdisho ku dileen Sarkaal ka tirsan Dowladda Ridada Federaalka.
Howlgalkan waxey Ciidamada Mujaahidiinta ku dileen Sarkaal ka tirsan Milatariga Dowladda Ridada kaasi oo lagu magacaabi jiray Axmed Muxamed Xaamud oo ku magac dheeraa Madheyto.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa Sarkaalkan Murtadka ah ka toogtay qeybaha sare ee Jirka taasi oo sababtay inuu sarkaalka isla goobta ku dhinta.
Dilka Sarkaalkan waxa uu kusoo aadayaa xilli Sidoo kale Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin howlgal ay ka fuliyeen Xaafadda Towfiiq ee degmada Yaaqshiid ku dhaawaceen Askari ka tirsan Maleeshiyataka Dowladda Ridada kaasi oo la xaqiijiyay iney xaaladdiisa aad u liidato maadaama dhaawac culus uu soo gaaray.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.