Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Jamaacada Nusratul Islaam Wal-muslimiin Oo Go’doomisay Ciidamo Ruush Ah.
  • Allposts
  • Warar

Jamaacada Nusratul Islaam Wal-muslimiin Oo Go’doomisay Ciidamo Ruush Ah.

July 6, 2026

Dagaallo culus ayaa weli si xiriir ah maalintii saddexaad uga socda dalka Maali, kadib markii weerarro isku dubbaridan oo wejiga labaad ah ay bilaabeen Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul Islaam Wal-muslimiin iyo kooxda ay gacan-saarka leeyihiin ee Azawaad.

Sida lasoo weriyey, weerar culus ayaa ka socda xerada Ruushka ee ku taalla degmada Anefis ee gobolka Kidal ee waqooyiga Maali, halkaas oo dagaal ba’ani uu ku dhex-marayo ciidamada daba-dhilifka Mali iyo kuwa Ruushka oo isku dhinac ah iyo isbahaysiga jihaadiyiinta iyo Azawaad.

Ilo-wareedyo laga helayo dhinaca dagaalyahannada ayaa sheegaya in dab weyni uu qabsaday bakhaarka hubka iyo rasaasta ee xeradaasi iyo qaar ka mid ah gaadiidka Ruushka, halka ilo kale ay tibaaxayaan in askar ka tirsanaa ciidanka Maali ay is dhiibayaan.

Ciidamada dowladda Riddada Mali iyo kuwa Ruushka ee loogu yeero Africa Corps ayaa la sheegay in iska-caabbinta weerarkan ay u adeegsadeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loogu yeero Shahed, balse dagaalyahannada ayaa sheegay in mid ka mida diyaaradahaasi ay soo rideen.

Waxa kale oo jira, kolonyo gurmad u ahaa ciidamada Ruushka iyo kuwa Maali oo kasoo magaalada Gao ayay jihaadiyiintu ay u dhigeen weerar dhabbo-gal ah, waxaana lagu sandulleeyey oo ay dib ugu firxadeen magaaladii ay ka yimaaddeen ee Gao.

Sida ay wararku tibaaxayaan, waxa kale oo dagaalyahannadu ay sheegeen inay soo rideen hal diyaaradood oo nooca Mi-24 ah isla markaana ay burburiyeen baabuur gaashaaman, halka kuwo kalena ay gacanta ku dhigeen iyagoo bad-qaba.

Indhaha ayaa hadda ku wajahan xerada Ruushka ee Anéfis, iyadoo khasaare culus uu ku socdo ciidamada huwanta isla markaana si weyn loo dhawrayo in ciidamada Ruushku ay is-dhiibaan sidii horeyba uga dhacday magaalooyinka Kidal iyo Tessalit, oo ka wada tirsan isla gobolka Kidal.

Dagaalyahnnada ayaa sidoo kale maalin ka hor ku dhawaaqay inay soo rideen diyaarad Helicopter ah, iyadoo dagaalladu ay sidoo kale ka socdaan deggaanno kale oo aad u ballaaran sida Kona oo ku taal gobolka Mopti, waxaanay jira waddooyin badan oo kuwa sahayda ah oo jihaadiyiintu ay la wareegeen.

Si kastaba, dowladda daba-dhilifka Maali oo haatan aan cago badan ku taagnayn ayay isku barkadeen dhibaatooyin amni, siyaasadeed iyo dhaqaale oo sii xoogeysanaysa, iyagoo jihaadiyiintu ay xukuumadda Mali geliyeen go’doon sii kordhaya marba marka ka dambaysay.

Jihaadiyiinta Nusratul Islaam Wal-muslimiin waxa kale oo ay kordhiyeen weerarrada waqooyiga Burkina Faso, iyagoo si gaar ah u beegsanaysa saldhigyada ciidanka iyo maleeshiyaad ay dawladdu abaabushay, isla markaana ay jiraan khasaare culus oo hawl-galladaasi ka dhashay.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -21-Muxarram-1448-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -21-01-1448 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -09-03-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -09-03-1448 Hijri.

August 22, 2026
Maleeshiyada Deni Oo Saldhig Cusub La Wareegay Iyo Duqeymo Ka Dhacay Gobolka Nugaal.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyada Deni Oo Saldhig Cusub La Wareegay Iyo Duqeymo Ka Dhacay Gobolka Nugaal.

August 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -09-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -09-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 22, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada