Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
June 16, 2026
Waxaa la baahiyay sawirrada khasaarihii ka dhashay duqeyn ay diyaaradaha saliibiyiinta Mareykanku ku beegsadeen xaafado dad shacab ah ay dagganyihiin iyo masjidka weyn ee degmada Kuntuwaarey ee wilaayada Islaamiga ah ee Sh/hoose.