Mu’assasada Al-kataa’ib, ayaa baahiyay sawirrada xaflad heer sare ah oo lagu soo bandhigtay barnaamij ay qabatay Jamciyada Qur’aanka Kariimka, kaasi oo loogu magacdaray “Qurratu Ceyn” oo shahaadooyin lagu guddoonsiiyey in ka badan 130 arday xufaad ah oo ka qalin jabisay dugsiyada qur’aanka kariimka ee magaalada Kuunyo Barrow ee WIlaayada Islaamiga ah ee Shabeellada Hoose.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.




































