Mu’assasada Al-kataa’ib ayaa hadda faafisay sawirrada shirweyne u dhaxeeyay Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab iyo beesha Xawaadle, kaasi oo dhowaan kusoo dhamaaday degmada Maxaas ee bariga wilaayada islaamiga Hiiraan, heshiis na labada dhinac kaga gaareen colaaddii u dhaxaysay.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.













































