Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shirar Ka Dhan Ah Qorshaha Gurguurte Ee Puntand Oo Garoowe Ka Dhacay.
  • Allposts
  • Warar

Shirar Ka Dhan Ah Qorshaha Gurguurte Ee Puntand Oo Garoowe Ka Dhacay.

July 8, 2026

Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka ashahaada la dirirka Puntland, waxaa ka dhacay kulamo la sheegay in looga arrinsanayay qorshaha ay kooxda Riddadu ka damacsan tahay Puntland, kuwaas oo lagu gaaray go’aamo ka dhan ah duullaanka uu Xasan sheikh qorsheynayo.

Kulamadii dhacay qaarkood oo uu goob-joog ah ahaa Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa la sheegay in looga dhawaaqay guddi dhex-dhexaadiya khilaafka u dhaxeeya saraakiisha uu Guguurte u adeegsanayo duullaankiisa ka dhanka ah maamulka fadhigiisu yahay Garoowe iyo madaxda maamulkaasi.

Ilo wareedyo, ayaa sheegay in guddigu gaareen go’aan rasmi ah, kaasi oo lagu soo afjaray xiisaddi u dhaxaysay saraakiisha maleeshiyada Danab ee ku sugan duleedka Garoowe iyo madaxa maamulka Riddada Puntland.

Inkastoo aysan jirin war rasmi ah, haddana xubnaha guddigan ayaa la sheegay inay isla qaateen in maleeshiyada Danab yihiin maleeshiyo taabacsan maamulka Deni kana mid ahayn maleeshiyada kooxda Riddada.

Xogaha kale ee soo baxaya, ayaa sheegaya in Taliyaha maleeshiyada Danab ee ku sugan duleedka Garoowe ay magacaabistiisu leedahay Puntland, kooxda Riddadana aysan wax go’aan ah ka gaari karin arrintaasi.

Ma jiro war rasmi ah oo dhinacyada kasoo baxay oo ku aaddan xogtan laga soo dusiyay kulamadii ka dhacay Garoowe ee lagu gaaray go’aammada ka dhanka ah Xasan sheikh Maxamuud, balse waxay wararku sheegayaan in guddigan uu si rasmi u shaacin doono go’aamada ay gaareen.

Go’aamadan ayaa dhabar-jab ku noqonaya dedaalladii uu madaxa kooxda Riddada, murtad Xasan sheikh Maxamuud ku bixinayay sidii uu cadaadis ciidan u saari lahaa madaxa maamulka ashahaada la dirirka Puntland, Siciid Deni, isagoo magacaabay taliyaha Qaybta maleeshiyada Riddada ee deegaannada maamulkaasi.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -23-Muxarram-1448-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -23-01-1448 Hijri.

Related Stories

Dhagayso Waaliga Banaadir Oo War Kasoo Saaray Dhul-boobka Gurguurte Ee Yaaqshiid.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Waaliga Banaadir Oo War Kasoo Saaray Dhul-boobka Gurguurte Ee Yaaqshiid.

August 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-03-1448-Hijri

August 23, 2026
Duqayn Hor Leh Oo Dad Ku Dhinteen Oo Ka Dhacday Xeebaha Gobolka Nugaal.
  • Allposts
  • Warar

Duqayn Hor Leh Oo Dad Ku Dhinteen Oo Ka Dhacday Xeebaha Gobolka Nugaal.

August 23, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada