Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kooxda Gurguurte Oo Heshiis Hor Leh La Gashay Dowladda Masar.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Heshiis Hor Leh La Gashay Dowladda Masar.

July 10, 2026

Golaha Wasiirrada ee kooxda Riddada Soomaaliya, ayaa shalay magaalada Muqdisho ku ansixiyey heshiisyo hor leh oo ay la galeen dowlado shisheeye, laguna boobayo khayraadka dalka.

Heshiisyadan xaaraanta ah oo lagu tilmaamay kuwo is-afgard ah ayaa waxaa ka mid ah mid ay la galeen dowladda Riddada Masar, oo ku saabsan wax ay ku sheegeen horumarinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada gaadiidka badda iyo dekadaha.

Wasiirka wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee kooxda Villa Soomaaliya, ninka lagu magacaabo Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa golaha wasiirrada uga mahad-celiyey ansixinta heshiiskan oo uu ku tilmaamay inuu xoojinayo xiriirka ay la leeyihiin caalamka.

Wargeyska Addis Standard, ayaa sheegay in heshiiskani uu daba socdo heshiis ku saabsan gaadiidka badda iyo isku-xirka dekedaha Badda Cas oo ay Masar iyo Eritrea kala saxiixdeen intii lagu jiray booqasho dhowaan ay magaalada Asmara ku tageen wasiirro ka socda xukuumadda Qaahira.

Kadib heshiiskaas, maamullada Qaahira iyo Asmara waxay mar kale adkeeyeen mowqifkooda ah in maamulka iyo amniga Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ay si gaar ah mas’uul uga yihiin oo keliya dowladaha ku teedsan xeebaha.

Kadib markii Abiy Axmed uu September 2025 xariga ka jaray biyo-xireenka Al-Nahda ee webiga Niil, waxaa sii xoogaystay khilaafka labada dal, waxaanay Masar tan iyo wixii ka dambeeyey xilligaasi wadday dhaqdhaqaaqyo ka dhan ah Itoobiya.

Addis Ababa oo iyaduna sii xoojisay damacaeeda gurracan ee bad-raadiska ah, ayaa Masar ku eedeysay inay waddo siyaasad lagu go’doominayo Itoobiya, iyadoo sheegtay inay sii wadi doonto baadi-goobka ay ugu jirto xayuubsiga marin-badeed rasmi ah.

Abiy Axmed oo usbuucan gudihiisa hadal ka hor-jeediyey baarlamaanka Itoobiya ayaa si dadban u ugu hanjabay dowladda Masar, sida ay falanqeeyayaashu tilmaameen, isagoo sheegay in aan laga adkaan karin TPLF iyo Erateriya ilaa laga takhalluso cidda gadaal ka riixaysa.

Kooxda Riddada Soomaaliya ayaa la ogyahay in heshiisyo xaaraan ah oo lagu boobayo khayraadka Soomaaliya ay horey ula saxiixatay dowlado ay ka mid tahay Turkiga, oo haatan xaalufin ba’an oo dhan walba ah ka wada dalka Soomaaliya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -25-01-1448-Hijri
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-01-1448-Hijri.

Related Stories

Howlgal Sarkaal Ciidan Lagu Dhaawacay Oo Ka Dhacay Beledweyne.
  • Allposts
  • Warar

Howlgal Sarkaal Ciidan Lagu Dhaawacay Oo Ka Dhacay Beledweyne.

August 24, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 24, 2026
Khasaaraha Dhimasho Ee Toogashadii Maleeshiyada Gurguurte Ka Geysteen Tookiyo Oo Korodhay.
  • Allposts
  • Warar

Khasaaraha Dhimasho Ee Toogashadii Maleeshiyada Gurguurte Ka Geysteen Tookiyo Oo Korodhay.

August 24, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada