Howlgal qarax ah oo ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen deegaanka Faaxo ee duleedka magaalada Xarardheere, ayaa lala eegtay gaari ay la socdeen maleeshiyaad ka tirsan Riddada.
Qaraxa ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana inta la xaqiijiyay ku dhintay qaraxaasi laba askari oo murtadiin ah, halka uu ku burburay gaariga iyo hub ay wateen maleeshiyaadkaasi.
Howlgalkan ayaa kusoo beegmaya xilli qarax Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Baladweyne oo lala eegtay bar control oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaat ka tirsan ridada gaar ahaan kuwa NISA, uu sababay dhaawaca 3 askari oo murtadiin ah.