Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayaadka Sh/dhexe iyo Sh/hoose, waxay saacadihii lasoo dhaafay weeraro culus oo habeen-dheelmad ah ku mireen saldhigyo ciidan oo labadaasi wilaayo kaga sugnaayeen maleeshiyaadka murtadiinta iyo ciidamada kuffaaarta Yugaandha.
Ciidamada Mujaahidiintu waxay weerar culus ku qaadeen fariisin maleeshiyaadka Riddada ay ku leeyihiin Buundada degmada Mahadaay, waxaa halkaas ka dhacay dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, dhawaqa hubka la isku adeegsanayay dagaalka ayaa laga maqlayay xaafadaha degmadaasi.
Weerarkan ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana jira khasaare maleeshiyaadka murtadiinta ah kasoo gaaray weerarkaasi.
Sidoo kale, waxay ciidamada Mujaahidiintu dagaallo culus ku qaadeen xerada ciidamada Kuffaarta Afrikaanta, gaar ahaan kuwa Yugaandha iyo saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ah kaga suganyihiin degmada Jannaale.