Bogga Calamadu wuxu bilaabay in uu idiin soo gudbiyo diiwaan cusub oo ku saabsan gabayada Jihaadka ee ay baahiso idaacadda Al-andalus, gabayadaas oo abwaanadu ay ku cabirayaan jihaadka socda iyo guud ahaan in la taageero Islaamka iyo Muslimiinta.
Waxan idiin soo gudbin doonaa insha’allaah gabayo iyo maansooyiin tiro badan oo ay tiriyeen abwaano aad taqaanaan iyo kuwo kale oo ku cusub warbaahinta.
Gabayga 31 aad ee aan idiin soo gudbinaynaa waa gabay qiimo badan oo uu tiriyay Abwaan Xasan oo ka mid ah abwaanada da’da wayn ee ku nool wilaayaadka Islaamiga ah. Gabayga magaciisana waxa la yiraahdaa Garsoor. kusoo dhawaada gabayga.
Halkan ka dhagayso: Diiwaanka Gabayada Idaacadda Andalus (Gabayga 31,aad)