Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Africom Oo Xaqiijiyay In Mujaahidiintu Weerareen Qaybta Ciidamadooda Ee Garoonka Kismaayo.
  • Allposts
  • Warar

Africom Oo Xaqiijiyay In Mujaahidiintu Weerareen Qaybta Ciidamadooda Ee Garoonka Kismaayo.

September 6, 2025

War qoraal ah oo uu Taliska ku daabacay bartooda X ayaa lagu sheegay in weerarka oo ahaa mid aan toos aheyn uu dhacay Khamiistii lasoo dhaafay ee todobaadkii tagay kaasoo lala eegtay qeybta ciidamada Mareykanka ay ka dagan yihiin garoonka magaalada Kismaayo.

Mareykanka ayaa dafiray inuu soo gaaray khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, iyo burbur hantiyadeed oo soo gaaray saldhiggooda iyo gaadiidkii yiilay halkaasi.

Bayaan kasoo baxay Mujaahidiinta ayaa lagu sheegay in howlgal Mujaahidiinta ay khamiistii ka fuliyeen garoonka magaalada Kismaayo qeybta ay dagan yihiin ciidamada Mareykanka lagu beegsaday saldhigga Mareykanka ee halkaasi ku yaalla.

Bayaanka ayaa lagu xusay in weerarkaasi loogu nusreeynayey Muslimiinta Filistiin ay Yahuuda ku gumaadayso hubka Mareykanka uu siiyey Yahuudda.

Sidoo kale, Bayaanka kasoo baxay Mujaahidiinta ayaa lagu sheegay in howlgalkaasi uu geystay khasaaro isugujira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray askarta iyo saraakiisha Americaanta ee saldhiggaasi ku sugnaa, iyo burbur soo gaaray gaadiid ciidan iyo xarumo muhiim ah oo saldhigga ku dhexyaalay.

Bayaanka ayaa baaq loogu diray Muslimiinta caalamka inay u kacaan sidii ay ugu nusreeyn lahaayeen walaalahooda reer Filistiin, islamarkaana ay la beegsado sahaayinada iyo saliibiyiinta iyo murtadiinta ee ka qeyb qaadanaysa gumaadka muslimiinta reer Gaza ay Yahuudda ku hayan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-03-1447-Hijri.

Related Stories

Dhagayso Andalus Podcast: MaxaaLaga Xasuustaa Tajribadii Xerada Qaxootiga Aala-Yaasir Ee Laga Hirgeliyey Wilaayada Sh/hoose.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: MaxaaLaga Xasuustaa Tajribadii Xerada Qaxootiga Aala-Yaasir Ee Laga Hirgeliyey Wilaayada Sh/hoose.

June 11, 2026
Aadan Madoobe Oo Noqday Hoggaamiyaha Cusub Ee Maamulka ‘Koonfur-galbeed’.
  • Allposts
  • Warar

Aadan Madoobe Oo Noqday Hoggaamiyaha Cusub Ee Maamulka ‘Koonfur-galbeed’.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-12-1447-Hijri.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada