Dhamaan akhiyaarta iyo dhageystayaasha sharafta mudan ee ku taxan Websaydka Calamada waxaa ka raali galineynaa mudadii 48-da saac ee hawada aynu ka maqneen taasi oo sababtay inuu hakad ku yimaada howlihii Xaqa iyo Xaqiiqda ku saleysnaay ee aad kaga barateen xarunta Xaqa iyo Xaqiiqda ee Calamada.com
Hakadka ku yimid shaqadii Mareegta Calamada Mudada 48-da Saac ah ayaa timid kadib markii cillad ay soo wajahday webseydka, Balse imika Allaah Fadligii ciladdaasi waanu xallinay shaqadii Mareegta aad kaga barateena dib ayeey u bilaabatay.
Webseydka Calamada ayaa ah Mareeg Islaami ah oo har iyo habeen bulshada ku dhaqan wilaayaatka dalka Somali iyo guud ahaan Caalamka usoo gudbiya Duruus Diini ah iyo Wararka ku saleysan Xaqa iyo Xaqiiqda.
Calamada.com
Msh alh hore usocda.walaalayal
MaaShaa-ALLAAH soo laabasho wcn