Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaalka Magaalada Sanca.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaalka Magaalada Sanca.

December 2, 2017

Dagaallo culus ayaa dib uga qarxay magaalada caasimadda u ah wadanka Yemen, waxaana dagaallamaya Xulufadii kasoo horjeeday isbahaysiga Carabta ee wadankaasi ku duulay.

Saaka aroortii hore ayay si lama filaan ah dagaallo culus uga bilaawdeen qeybo badan oo katirsan magaalada caasimadda ah ee Sancaa, dagaallada oo ah kuwa culus ayay dhinacyadu isku adeegsanayaan gaadiidka gaashaaman iyo madaafiic.

Goob joogayaal ayaa sheegay in dagaalka ugu culus uu ka dhacay halka loo yaqaan fagaaraha 70-ka oo ah bartamaha magaalada islamarkaana ay ku yaallaan xarumaha ugu muhiimsan ee dowladda.

kolonyo uu watay Jeneraal daariq oo katirsan saraakiisha Cali Cabdalla Saalix ayay rasaas huwiyeen xuuthiyiinta waxaana halkaasi ku dhintay sedax askari kadibna waxaa sidaas ku bilaawday dagaal aan waxba layskula kala harin.

Saraakiisha hoggaamiyihii hore ayaa sheegay in ujeedka lagalahaa rasaasta lagu furay kolonyada uu ahaa in lakhaarijiyo jeneraal daariq oo loo badinayo in uu jagada xisbiga mu’tamarka qaranka uu ka dhaxlo cali cabdalla saalix oo ah aabihii.

Maleeshiyaadka xuuthiyiinta ayaa durbadiiba lagala wareegay dhul muhiim ah iyo xarumo caan ah sida wasaaradda maaliyadda,dhismaha bankiga dhexe,xarunta madaxtooyada,xarunta raadiyaha iyo telefeshinka,wasaaradda difaaca iyo xarunta ciidamada amniga qaranka.

Hoggaamiyaha maleeshiyaadka xuutihiyiinta Cabdul Malik alxuuthi ayaa kalimad ka jeediyay telefeshin xuuthiyiintu leeyihiin wuxuuna eedayn kulul ujeediyay wax uu ugu yeeray maleeshiyaad daalaa dhacaya oo doonaya in ay burburiyaan ammaanka iyo muhiimadda wax uu ugu yeeray muqaawamada,wuxuu umuuqday nin ka caraysan dagaalka uga yimid saaxiibkiisi shalay cali cabdalla saalax.

Sidoo kale bayaan kasoo baxay garabka hoggaamiyihii hore ee Yemen ayaa lagu sheegay in wixii saaka dhacay ay ahaayeen qiyaano halis ah, iyadoona jabaqda rasaasta laga maqlayay meelo badan oo katirsan magaalada sancaa.

Warar soo baxay ayaa xaqiijinaya in dagaalyahanno beeleedyo taageersan Saalix ay xuuthiyiinta ka eryeen gobollo dhowr ah sida Damaar,riimah.Eb iyo Ma’rib, tani waa ifafaale kale oo sii daba dheerayn kara dhibaatada heysata shacabka muslimiinta Yemen oo xuuthiyiinta iyo isbahaysiga dowladaha carabta ay kadeed dhan walba ah u horseedeen.

Wakaaladaha Gargaarka waxa loogu yeero Q.midoobe ayaa sheegaya in malaayiin qof oo Yemeniyiin ah ay xaalada adag ku suganyihiin kadib markii majaaco dadku gacmahooda ku sameysteen ay wadanka ka dilaacday.

War kasoo baxay Q.midoobe waxaa lagu sheegay in loo baahanyahay lacago balaayiin dollar ah si wax loogu qabto dadka dhibaateysan, xaaladda waxaa sii adkeeyay xayiraad dhanka barriga iyo badda ah oo sacuudigu kusoo rogay Yemen waxaana laga cabsi qabaa in dad badan ay gaajo u dhintaan.

Ugu yaraan 70 Qof oo isugu jira dhinacyadii dagaallamay iyo dad shacab ah ayaa la rumeysanyahay in ay ku dhinteen dagaallada culus ee ka socda magaalad Sanca.

Cali Cabdalla Saalax oo ka hadlay Telefeshin ku hadla Afka Xisbigiisa ayaa ugu baaqay shacabka Yemen in ay la dagaallamaan Xuuthiyiinta isagoona wax ka bedelay mowqifkiisa siyaasadeed ee dowladaha dariska oo uu ka codsaday in ay furan garoomada diyaaradaha iyo dekadaha waaweyn.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Donald Trump Oo Qorsheynaya In Magaalada Qudus U Aqoonsado Caasimada Maamulka Yahuuda.
Next: Midowga Afrika Oo Sheegay in Habacsanaan Ay Soo Wajahday Ciidamada AMISOM Ee Ku Sugan Soomaaliya Kuna Baaqa Shir degdeg ah [Warbixin].

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-Ramadaan-1447-Hijri

March 11, 2026
Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Mareykanka Ee Africom Oo Walaac Ka Muujiyey Howlgalada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Mareykanka Ee Africom Oo Walaac Ka Muujiyey Howlgalada Mujaahidiinta.

March 11, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 22-09-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 22-09-1447-Hijri.

March 11, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada