Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Donald Trump Oo Qorsheynaya In Magaalada Qudus U Aqoonsado Caasimada Maamulka Yahuuda.
  • Allposts
  • Warar

Donald Trump Oo Qorsheynaya In Magaalada Qudus U Aqoonsado Caasimada Maamulka Yahuuda.

December 2, 2017

Madaxweynaha dowlada saliibiyada ah ee Mareykanka Donald Trump ayaa loo badinayaa in todobaadkan gudahiisa uu ku dhawaaqi doono in magaalada Qudsu-Shariif ay tahay caasimadda Yahuudda, uuna halkaas u rari doono safaaradda Mareykanka ee ku taalla magaalada Tal-Aviv si uu caalamka u tuso in ay magaaladaas ay tahay magaallo ay leeyihiin Yahuudda.

Go’aankan oo ah mid uu Trump balanqaaday intii lagu gudajiray olalihiisii doorashada ayaa la kulmayey mucaarad xoogan tan iyo markii uu ku dhawaaqay Trump laakiin Saraakiil American ah waxay sheegayaa in loo badinayo in go’aankan si rasmi ah loo iclaamiyo todobaadka soo socda oo la filayo in uu khudbad jeediyo madaxweynaha Mareykanka.

Saraakiil u hadashay aqalka cad ayaa sheegtay in ka dib muddo bilooyin ah oo ay socotay dood dheer oo ku saabsan arimaha, uu ugu dambeyntii madaxweynaha Mareykanka qaatay talaabadan, islamarkaana loo badinayo in todobaadka soo socda uu ku dhawaaqo go’aankan.

Saraakiisha Mareykanku waxay sheegeen in Trump la filayo in uu saxiixo sharci buuq badan dhaliyey oo 1995-kii ay soo saareen golaha Kongreska Mareykanka kaas oo dalbanayey in safaarada Mareykanka laga soo wareejiyo Tal-aviv, loona soo raro Qudus. Warar kale ayaa sheegaya in Trump uu dib u dhigi doona talaabada wareejinta safaaradda balse uu Qudus u aqoonsan doono caasimadda Yahuudda taas oo dib u qori doonta taariikh cusub oo muujineysa garab istaagga banaanka yaalla ee Mareykanka uu siiyey Yahuudda.

Wakaaladda wararka Reuters ayaa iyadana sheegtay in Sarkaal sare oo ka tirsan dowlada Mareykanka uu u xaqiijiyey in arbacada soo socota la filayo in Trump uu jeediyo khudbad uu ku cadeynayo in magaalada Qudus ay tahay caasimadda Yahuudda. Waxay sidoo kale soo xigatay laba sarkaal oo kale oo tilmaamay in ay suuragal tahay in uu dib u dhigo wareerjinta safaaradda balse uu magaalada u aqoonsan doono caasimada Yahuudda.

Ma jirto ilaa hadda wax un ka mid ah dowladaha carbeed ee saaxiibada la ah Mareykanka oo ka hadlay arintan balse siyaasiyiin dhowr ah ayaa tilmaamaya in arintan haddii ay dhacdo ay saameyn doonto waxa loogu yeero wadahadalada u dhexeeya Israa’iil iyo Filistiiniyiinta. Saraakiil ka tirsan maamulka Filistiiniyiinta oo ka hadlay arintan ayaa sheegay in ay arimahan kala hadleen qaar ka mid ah dowladaha carabta, ayna isku raaceen in go’aankan si isku mid ah loo diido.

Talaabadan ayaa haddii ay si dhab ah u dhaqan gasho lagu sheegay isbedal rogaya siyaasadii uu Mareykanku ku wajahayey mandiqadda loo yaqaano bariga dhexe muddo 50 sano ah iyo sidoo kale in ay banaanka soo dhigi doonto garab istaagga mudada dheer ee Mareykanka uu garab taagan yahay kayaanka yahuudda ee xoogga ku heysta dhulka Filistiin.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Laga Helayo Weerarka Lala Beegsada Cali Jeyte.
Next: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaalka Magaalada Sanca.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026
Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026
Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada