Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Midowga Afrika Oo Sheegay in Habacsanaan Ay Soo Wajahday Ciidamada AMISOM Ee Ku Sugan Soomaaliya Kuna Baaqa Shir degdeg ah [Warbixin].
  • Allposts
  • Warar

Midowga Afrika Oo Sheegay in Habacsanaan Ay Soo Wajahday Ciidamada AMISOM Ee Ku Sugan Soomaaliya Kuna Baaqa Shir degdeg ah [Warbixin].

December 3, 2017

Magaalada Addis Ababa ee Wadanka Itoobiya waxaa lagusoo gaba gabeeyay kulan ay isugu yimideen Hoggaanka Ururka Midowga Afrika.
Kulanka oo diiradda lagu saarayay gaabiska ku yimid howlgallada ciidamada AMISOM ee duullaanka ku jooga dalka Soomaaliya ayaa ugu dambeyntii lagasoo saaray qodobo dhowr ah.

Ismaaciil Sharqi oo ah madaxa golaha amniga iyo nabad gelyada Ururka Midowga Afrika ayaa ka dayriyay habacsanaan daran oo ku timid howlgalka waxa loogu yeero AMISOM ee Soomaaliya wuxuuna Ururka Midowga Yurub iyo ‘deeq bixiyaasha’ kale ugu baaqay in ay bixiyaan dhaqaalaha ku baxaya howlgalka Soomaaliya.

“waxaa walwal laga muujiyay hoos u dhaca ku yimid dhaqaalihii Midowga Yurub ku bixin jiray howl galka AMISOM waxaana hoos udhacay howlgallada ciidamada Midowga Afrika ee soomaaliya sababa la xiriira dhanka Lojistigga” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Ururka AU.

Shirka Addis Ababa waxaa ka qeyb galay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Taliyaha Gudu ee AMISOM, Taliyeyaasha wadamada ciidamadoodu kusoo duuleen soomaaliya sida Burundi, Jabuuti, Kenya, Itoobiya, Uganda iyo Nigeria.

Golaha ammaanka iyo Nabad gelyada Midowga Afrika ayaa walaac ka muujiyay awoodda xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo sida ay ugu firfircoontahay fulinta weeraro ka dhan ah quwadaha dalka kusoo duulay iyo carqaladeynta hana qaadka dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada.

Iscmaaciil Sharqi oo shir guddoominayay kulankii Addis Ababa ayaa ku baaqay in laqalabeeyo maleeshiyaadka DF-ka si ay amniga dalka u hantaan wuxuuna markale ku celiyay in AMISOM ay bilaabi doonto bixitaan.

Ururka Midowga Afrika ayaa go’aamiyay in 4 December 2017, maalin kadib shir ballaaran oo lagu gorfeynayo isbedelka dhanka ammaanka ee Soomaaliya lagu qabto xerada Xalane ee magaalada Muqdisho waxaana shirkaas ka qeyb geli doona dhammaan wakiillada waxa loogu yeero beesha caalamka iyo madaxda dowladda Federaalka.

Ugu dambeyn madaxda ku shirtay Addis Ababa ayaa markale ku celiyay in iyadoo loo hoggaansamayo qaraarkii Q.Midoobe ee Numberkiisu ahaa UNSCR 2372 (2017), la dedejin doono qorshaha ciidamada AMISOM looga saarayo dalka Soomaaliya.

Halkan ka akhri Warbixinta AU

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaalka Magaalada Sanca.
Next: Dhageyso Darsiga 20-aad Ee Sifada Salaada Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-11-1447-Hijri

April 28, 2026
Nusratul Islam Oo Dhegta Dhiigga U Dartay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Mali.
  • Allposts
  • Warar

Nusratul Islam Oo Dhegta Dhiigga U Dartay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Mali.

April 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-11-1447 Hijri.

April 28, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada