Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Askar Lagu Dilay Gaadiidna Lagu Gubay Oo Ka Dhacay Dalka Yemen.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Askar Lagu Dilay Gaadiidna Lagu Gubay Oo Ka Dhacay Dalka Yemen.

January 8, 2018

Wararka ka imaanaya dalka  Yemen waxey sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay qeybo ka mid ah dalkaasi ay ka dhaceen weeraro kala duwan oo dhaliyay khasaara nafeed iyo mid hantiyadeed.

Weerarka Kowaad oo loo adeegsaday qaraxyo Miino waxaa lala beegsaday Labo gaari Cabdi Bile ah oo la socdeen maleeshiyaatka Xuuthiyiinta kuwaasi oo ku socdaalayay deegaan ka tirsan gobalka Raddaac ee dhanka Konfur Bari dalka Yemen.

Miinooyinka ayaa waxyeelo xoogan gaarsiiyay Labada gaari ee Cabdi Bilaha ah,sidoo kale qaraxa waxaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday tiro ka tirsan maleeshiyaatka Xuuthiyiinta.

Weerarka Labaad oo isagana loo adeegsaday qarax Miino ayaa isla deegaan ka tirsan gobalka Raddaac waxaa lagula beegsaday maleeshiyaat ka tirsan Xuuthiyiinta,qaraxan waxaa lagu burburiyay gaariga Cabdi Bilaha waxaana lagu dilay Labo askari oo Xuuthiyiin ah Labo kalane waa lagu dhaawacay.

Weerarka Saddex-aad oo ahaa mid dagaal toos ah waxaa lagu qaaday fariisin maleeshiyaatka Xuuthiyiinta ay ka sameysteen agagaarka deegaanka Jabalu Jafiinah oo ka tirsan gobalka Raddaac waxa uu dagaalkaasi oo socday muddo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Ragga weerarka qaaday ayaa la wareegay gacan ku heynta fariisinka ay weerareen waxeyna ku dileen Saddex- askari oo maleeshiyaatka Xuuthiyiinta ah waxeyna nolasha ku qabteen hal askari oo isla maleeshiyaatka Xuuthiyiinta ah.

Sidoo kale Ragga hubeysan ee weerarkaasi qaaday intii dagaalka uu socday gubeen gaari Cabdi Bile ah iyo Mooto oo ay lahaayeen maleeshiyaatkii Xuuthiyiinta ee lagu weeraray fariisinkaasi.

Weerarka Afaraad waxa lagu qaaday saldhig uu ku sugnaay sarkaal ka tirsan daba dhilifka Yemen kaasi oo ka barbar dagaalamaya maleeshiyaatka Shiicada Xuuthiyiinta ee duulaanka ku qabsaday qeybo ka mid ah dalka Yemen,saldhiga sida gaarka ah loo weeraray waxa uu ku yaala Tuulo hoostagta deegaanka Qeyfah ee gobalka Raddaac ee Konfur Bari dalkaasi.

Weerarka Shanaad oo isugu jira duqeyn iyo qarax waxaa lagu qaaday fariisimo maleeshiyaatka daba dhilifka Yemen ee ay tababartay dowlada Cadowga ah ee Imaaraatka Carabta ay ka sameysteen deegaano ka kala tirsan gobalada Shabwah iyo Abyan,waxeyna weeraradaasi sababeen khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo soo gaartay maleeshiyaatka ay tababartay dowlada Ridada Imaaraatka Carabta.

Guud ahaan weeraradan ka kala dhacay gobalada Raddaac,Abyan iyo Shabwah waxaa mas’uuliyadooda sheegtay Mujaahidiinta Ansaaru Shareecah ee ka dagaalanta dalka Yemen kuwaasi oo ah Mujaahidiin taabacsan Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Jaziiratul Carab.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Akhriso Magacyada Saraakiisha Dowlada Ee Askarta Alfa Group Ku Laayeen Duleedka Muqdisho.
Next: Weerar Khasaara Dhaliyay Oo Ka Dhacay Beledweyne.

Related Stories

Inka Badan 40 Qof Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Shil Ka Dhacay Kenya.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan 40 Qof Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Shil Ka Dhacay Kenya.

March 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-Ramadaan-1447-Hijri

March 11, 2026
Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Mareykanka Ee Africom Oo Walaac Ka Muujiyey Howlgalada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Mareykanka Ee Africom Oo Walaac Ka Muujiyey Howlgalada Mujaahidiinta.

March 11, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada