Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Magacyada Saraakiisha Dowlada Ee Askarta Alfa Group Ku Laayeen Duleedka Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Magacyada Saraakiisha Dowlada Ee Askarta Alfa Group Ku Laayeen Duleedka Muqdisho.

January 8, 2018

Iyadoo  xalay  xarakada shabaabul mujaahidiin qarax xooggan ay la beegsatay kolonyo katirsan ciidamada shisheeyuhu tabaray ee Alfa group oo marayay dulleedka Magaalada Muqdisho ayaa haatan waxaa soo baxaya warar faafaahsan oo ifinaya khasaaro xooggan oo qaraxa kadib ciidamada Alfa group  ay ugaysteen ciidamo kale oo katirsan dowladda federaalka.

Kolonyada oo saldhigatay halka lagu qarxiyay ee Ceelasha biyaha islamarkaana wadada isku fidiyay ayaa dhulka ay xirtaan waxaa kusoo dhacay gaari ay la socdeen saraakiil iyo ciidamo katirsan dowladda federaalka.

Ciidamada Alfa group ee wadada uxirnayd ayaa rasaas oodada kaga qaada gaariga ay saarnaayeen ciidamada dowladda  sida laga soo xigtay illo wareedyo katirsan dowaldda federaalka.

Xildhibaan Mahad salaad oo katirsan Baarlamanka ayaa bogga uu ku leeyahay facebook waxa uu soo dhigay magacyada saraakiisha yo ciidamada lagu laayay dulleedka Magaalada Muqdisho.

Xildhibaan Mahad Salaad ayaa sheegay Ciidamada la laayay inay ka kala tirsanaayeen Guutada 3aad, Ururka 18aad iyo Guutada 6aad, Ururka 54aad ee Ciidanka Dowladda federaalka kuwaasi oo kusoo dhacay bartii ay xirteen ciidamada Alfa group.

Mahad salaad ayaa tacsi kadib waxa Qoray magacyada xubnaha naftooda ku waayay rasaasta ay fureen ciidamada katirsan sirdoonka dowladda ee loo yaqaanno alfa group.

“Waxaan tacsi udirayaa  eheladii iyo asxaabtii ay ka geeriyoodeen askartii Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee caawa lagu laayay deegaanka Siinka Dheer ee magaalada Mogadishu kuwaas oo kala ahaa:

  1. Laba Xidigle Da’ud Yuusuf Maxamed (Loowgàan)
    2-Xirsi Urur Diiriye 
    3. C/raxiin Qaalid Maxamed Suudi oo dhamaantooda geeriyooday iyo

Daahir Xasan Nuur Siyaad (oo dhaawac culus qaba)

Ayuu qoraalkiisa ku yiri xildhibaan Mahad Maxamed Salaad

Waxa uu ugu baaqay Taliyaaysha Ciidamada Milatariga iyo Nabad Sugidda in ay tilaabo deg deg ah ka qaadaan, sharcigana horkeenaan ciidamadii Nabad Sugida ee falkaas geystay.

Xarakada shabaabul mujaahidiinta ayaa sheegatay mas’uuliyada  qaraxa oo la rumaysanyahay in khasaaro xooggan ay kala kulmeen ciidamada Alfa grouo kuwaasi oo carro ay ka qaadeen weerarka dartiisa ulaayay ciidamada dowladda.

Soomaaliya waxaa ka dhisan ciidamo badan oo ka amar qaata dowladaha shisheeye ee soo tababaray ciidamadaasi.

Ciidamaduna malahan mabaadi’ ay kuwada shaqeeyaan iyo hal talis oo ay ka amar qaataan.

Xigasho Radioalfurqaan.com

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerar Ka Dhacay Degmada Wajeer Iyo Shabaabul Mujaahidiin Oo Mas’uuliyadda Sheegtay.
Next: Weeraro Askar Lagu Dilay Gaadiidna Lagu Gubay Oo Ka Dhacay Dalka Yemen.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-11-1447-Hijri

April 28, 2026
Nusratul Islam Oo Dhegta Dhiigga U Dartay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Mali.
  • Allposts
  • Warar

Nusratul Islam Oo Dhegta Dhiigga U Dartay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Mali.

April 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-11-1447 Hijri.

April 28, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada