Howlgal qarax ah oo ay ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Baladxaawo ee wilaayada Gedo, ayaa lala eegtay xarunta Laanta Socdaalka kooxda Riddada Soomaaliya ay ku leedahay magaaladaasi, waxaana jira khasaare soo gaaray maleeshiyaad halkaasi ku sugnaa.
Dhanka kale, ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay madaafiic culus ku garaaceen xerada ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya kaga suganyihiin deegaanka Awdiinle ee hoostaga magaalada Baydhaba, waxey madaafiicdu ku dhaceen gudaha xeradaas.
Sidoo kale, faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal qarax ah oo ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Qansaxdheere ee wilaayada Baay, kaasi oo lala beegsaday guddoomiye ku xigeenka maamulka Riddada degmada Qansaxdheere, Mad Iidan Mad, balse wuu ka badbaaday, waxaana ku dhaawacmay mid ka mid ah ilaaladiisa.
Dhanka Banaadir, Qarax ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Miizaanka Dhuxasha, ayaa lala beegsaday fariisin ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Sirdoonka Riddada ee NISA, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay sarkaal ka tirsan maleeshiyaadkaasi oo uu soo gaaray dhaawac daran.
Sidoo kale, waxay ciidamada Mujaahidiintu dagaallo culus ku qaadeen xeryaha askarta Kufaarta Afrikaanta iyo saldhigyada maleeshiyaadka murtadiinta ee degmooyinka Qoryooley, Jannaale iyo deegaanka Danow iyo saldhiga maleeshiyaadka murtadiinta ee xaafadda Buulo Fooliye ee degmada Afgooye.