Howlgal qarax ah oo ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Jowhar ee Sh/dhexe, ayaa lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo galbinayey murtad Cali Guudlaawe oo ah madaxa maamulka Riddada ee Hirshabelle, kaasoo kusii jeeday xiliga qaraxa lala eeganayey garoonka diyaaradaha ee magaalada Jowhar.
Howlgalka qaraxa ah ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana inta la xaqiijiyay qaraxaasi ku dhaawacay 4 askari oo ka tirsan ilaalada murtad Cali Guudlaawe.
Dhanka Sh/hoose, ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus kala hortageen maleeshiyada murtadiinta Danab oo ay hawada ka taageerayaan diyaaradaha dowladda saliibiyadda Mareykanka oo duullaan kusoo qaaday deegaanka Farsooley ee wilaayada Sh/hoose.
Dagaal culus oo ka dhacay duleedka deegaanka Farsooley, ayaa Allaah fadligiis lagu jabiyay murtadiintii Bangaraafta ee duullaanka soo ahaa, khasaare xooggan ayaana la gaarsiiyay, diyaaradaha saliibiyiinta Mareykanka ayaa duqayn ka geystay deegaanka kaddib markii murtadiintii ay taageerayeen lagu jabiyay dagaalka, waxayna burburiyeen guryo ay dad shacab ah degganaayeen.
Dhanka kale, qarax ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen agagaarka Jaamacadda Gaheyr ee duleedka Muqdisho ayaa lala eegtay fariisin ay halkaasi ku leeyihiin maleeshiyaadka Riddada, waxaana ku dhaawacmay 1 askari oo murtad ah, sidoo kale waxay mujaahidiintu qarax ku weerareen maleeshiyaad murtadiin ah oo Roondo ku jiray, qaraxa ayaana ka dhacay gudaha degmada Diinsoor ee wilaayada Baay, waxaana jira khasaare soo gaaray maleeshiyaadkaasi.