Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Siyaasi Daacad U Ah Gurguurte Oo Ka Degay Beledweyne Iyo Xiisadaha Oo Cirka Isku Shareeray.
  • Allposts
  • Warar

Siyaasi Daacad U Ah Gurguurte Oo Ka Degay Beledweyne Iyo Xiisadaha Oo Cirka Isku Shareeray.

September 30, 2026

Waxaa sii xoogeystay xiisadaha siyaasadeed iyo kuwa amni ee ka jira magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kadib markii xoog lagu geeyay nin ay kooxda Riddada Soomaaliya usoo magacaawday madaxweyne ku xigeenka maamulka ashahaadda ladirirka Hirshabelle.

Wararka ka imaanaya Hiiraan ayaa sheegaya in Cabdifaaax Xasan Afrax oo laga dhigay ku xigeenka Cali Guudlaawe diyaarad lagu geeyay bariga Beledweyne.

Siyaasigan daacadda u ah Xasan Gurguurte oo watay ciidamado iyo saraakiil ayaa durbabadiiba lageeyay xarumo ay ammaankooda gacanta ku hayaan ciidamada Xabashida Itoobiya iyo kuwa Jabuuti.

ilo wareedyo ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada kufaarta afrikaanta ee ku sugan garoonka diyaaradaha Beledweyne iyo halka loo yaqaan Jantakuundisho ay ku wargeliyeen siyaasiyiinta diidan doorashada maamulka Hirshabelle aysan is hortaag ku sameyn karin cabdifataax Xasan Afrax oo loogaran ogyahay Gaalhoose.

Saacado kadib markii uu ku xigeenka cusub ee Cali Guudlaawe tagay Beledweyne ayay xiisado cirka iskusii shareereen waxaana la arkayay maleeshiyaad ku gaafwareegaya xaafadaha bari ee magaalada.

Cabdifaax Xasan Afrax oo ka hor intii uusan beledweyne aadin warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa digniin udiray cidwalba oo kasoo horjeesata dhismaha maamulka cusub ee Hirshabelle.

Lama oga sida ay xaaladda Beledweyne sii ahaan doonto maadaama ay magaalada isla joogaan siyaasiyiin is khilaafsan oo dhinac walba uu heysto boqolaal maleeshiyaad ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Mucaaradka Itoobiya Oo Qarka Usaaran Inay Lawareegaan Magaalo Muhiim Ah.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 19-04-1448-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-06-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-06-1448-Hijri

November 24, 2026
Itoobiya Oo Lagu Eedeeyay Weeraro Ka Dhacay Khartum.
  • Allposts
  • Warar

Itoobiya Oo Lagu Eedeeyay Weeraro Ka Dhacay Khartum.

November 24, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-06-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-06-1448 Hijri.

November 24, 2026

Sawirro

DEGDEG: Daawo Sawirrada Gaari Gaashaaman Oo Ciidanka Uganda Laga Gubay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

DEGDEG: Daawo Sawirrada Gaari Gaashaaman Oo Ciidanka Uganda Laga Gubay.

November 24, 2026
Daawo Sawirrada La Wareegitaanka Mujaahidiinta Ee Deegaanka Coomaad.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada La Wareegitaanka Mujaahidiinta Ee Deegaanka Coomaad.

November 15, 2026
Daawo Sawirrada Kamiinkii Lagu Laayay Maleeshiyada Danab Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Kamiinkii Lagu Laayay Maleeshiyada Danab Ee Sh/hoose.

November 12, 2026
Kamiin Gaadiid Ciidan Lagu Qabsaday Oo Ka Dhacay Dueeldka Balidoogle (Bayaan+Sawir_sarkaal).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Kamiin Gaadiid Ciidan Lagu Qabsaday Oo Ka Dhacay Dueeldka Balidoogle (Bayaan+Sawir_sarkaal).

November 12, 2026
DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.

October 26, 2026
Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.

October 10, 2026
Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.

October 3, 2026
Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.

October 19, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada