Ciidamada Mujaahidiinta ayaa saaka weerar ku qaaday xero maleeshiyaadka murtadiinta ay ku leeyihiin afaafka hore ee deegaanka Hees ee dhaca duleedka magaalada Beledweyne, waxaana weerarkaas lagu dilay 2 askari oo murtadiin ah, waxaana lagu soo qaniimeystay qori RPG ah.
Dhanka Banaadir, ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay howlgal qarax ah la beegsadeen fariisin maleeshiyaadka murtadiinta ay ku leeyihiin xaafadda Xaawo Casir ee degmada Kaaraan
Sidoo kale Mujaahidiintu waxay howlgal qarax ah la beegsadeen fariisinka maleeshiyaadka murtadiinta ee Aargada degmada Dayniile, waxaana halkaas ku dhaawacmay hal askari oo murtad ah.
Dhanka kale, ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta kaga suganyihiin degmada Jannaale.