Degmada Salagle ee wilaayada islaamiga Jubbada dhexe iyo degmada Xagar ee wilaayada islaamiga ah ee Jubbada hoose, waxay ka mid yihiin magaalooyinka sida wayn looga ciiday ee dhaca wilaayaadka islaamiga ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.
Halkan Ka Daawo Sida Looga Ciiday Salagle.
Halkan Ka Daawo Sida Looga Ciiday Xagar.






















