Ciidamo aad u qalabeysan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta deegaanka Hees ee dhaca duleedka magaalada Baladweyne ee wilaayada Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.
La wareegitaanka Mujaahidiinta ee deegaankan ayaa yimid ka dib markii saaka ciidamada Mujaahidiintu ay weerar ku ekeeyeen xero maleeshiyaadka murtadiinta ah kulahaayeen afaafka hore ee magaalada, halkaas oo murtadiinta looga dilay laba askari, halka lagu soo qaniimeystay gaari NOha iyo qori RPG ah.