Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala dhullka musliminta ee ku hoos-jira gumeysiga Saliibiyiinta, waxay dagaal toos ah ku qaadeen xerada ciidamada Kuffaarta Kenya kaga suganyihiin deegaanka Maangaay ee gobolka Laamu, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus.
Ilo wareedyo xog-ogaal ah ayaa xaqiijiyay in inta dagaalku socday uu dab xooggan ka kacay dhismo sahay ugu jirtay ciidamada Kufaarta Kenya ee xerada ku dhex yiillay.
Sidoo kale waxaa weerarkan ka dhashay khasaare nafeed oo ciidanka saliibiyiinta Kenya kasoo gaaray dagaalkaas ka dhacay gobolka Laamu oo ka mid ah dhulalka muslimiinta balse ku hoos-jira gumeysiga Kenya.