Ciidamada Mujaahidiinta waxay saaka weerar culus oo kammiin ah u dhigeen maleeshiyaad murtadiin ah oo ku socdaalayey inta u dhaxeysa magalaada Xarardheere iyo deegaanka Ceelhuur ee wilaayada Mudug, waxaana weerarka lagu dilay hal murtad, halka laba kalena lagu dhaawacay.
Dhanka Gaarissa, ciidamada Mujaahidiintu waxay maanta kamiin u dhigeen kolanyo ciidamo saliibiyiin Kenyan ah oo ku socdaalayay duleedka degmada Haluuqa ee ka tirsan gobolka Gaarisa ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya.
Ilo wareedyo xog-ogaal ah, ayaa xaqiijiyay in ciidamada Mujaahidiinta garneellada garbaha laga rida ee RPG-ga la heleen gaari Kooyal ah, waxaana jira khasaare nafeed iyo mid hantiyadeed oo saliibiyiinta Kenya lagu gaarsiiyay kamiinkaas.
Sidoo kale, ciidamada Mujaahidiintu waxay dagaal culus ku qaadeen xerada ciidamada Kufaarta Kenya ee deegaanka Fiinow ee hoostaga degmada Lafeey ee gobolka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya.
Dhanka kale, ciidamada Mujaahidiintu waxay dagaal culus ku qaadeen xerada ciidamada Kufaarta Kenya ay kaga suganyihiin deegaanka Sariiraha oo ah deegaan dhaca xad-beenaadka wilaayada Jubbada hoose la wadaagto dhulka ku hoos jira gumeysiga Kuffaarta Kenya.
Dhanka Sh/hoose, ciidamada Mujaahidiintu waxay dagaallo culus ku qaadeen xerada ciidamada Kufaarta Afrikaanta gaar ahaan kuwa Yugaandha kaga suganyihiin deegaanka Golweyn iyo sidoo kale xeryaha murtadiinta iyo kufaarta ee degmada Qoryooley.