Howlgalka 1-aad oo qarax ahaa ayay saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha Jowhar oo ah magaalada xarunta u ah Sh/dhexe, waxaana lala eegtay goob ay ku sugnaayeen maleeshiyo ka tirsan Riddada, halkaas oo ay ku dhaawacmeen 3 askari, kuwaas oo maagcyadoodu kala yihiin, Cey Ibraahim Dhagaweyne, Axmed Deer garas iyo Maxamuud Dhuubow.
Howgalka labaad oo isagana qarax ah waxay ciidamada Mujaahidiintu maanta ka fuliyeen deegaanka Qurac-joomo ee wilaayada Bakool, waxaana qaraxa lala eegtay guri ay ku sugnaayeen askar ka tirsan ciidanka xabashida Itoobiya iyo maleeshiyaad murtadiin ah .
Weerarkaasi waxaa inta la hubiyay ku dhaawacmay 4 askari oo isugu jira hal askari oo Itoobiyaan ah iyo saddex kale oo murtadiin ah, guriga la qarxiyay na waa uu burburay.
Weerarka saddexaad oo isla qarax ah waxay ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Baladweyne, waxaana lala eegtay bar control oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Riddada gaar ahaan kuwa NISA ee Ashahaada la dirirka ah, inta la xaqiijiyay waxaa weerarkan ku dhaawacmay 3 askari oo murtadiin ah.
Howlgalka ugu dambeeya wuxuu ka dhacay gobolka Wajeer, waxayna ciidamada Mujaahidiintu dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xerada ciidamada Kufaarta Kenya ee degmada Qorof-xaraar ee ka tirsan gobolka Wajeer ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya.