Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dagaalka Marinka Gaza Oo Heshiis Xabad-joojin Ah Laga Gaaray.
  • Allposts
  • Warar

Dagaalka Marinka Gaza Oo Heshiis Xabad-joojin Ah Laga Gaaray.

October 9, 2025

Kaddib kulamo qaatay muddo maalmo ah oo toddobaadkaan ka socday magaallada Sharma Sheekh ee waddanka Masar, ayaa ugu dambeyn waxaa saacadihii lasoo dhaafay lagu gaaray heshiis xabad-joojineed oo dariiqa u xaaraya in lasoo gabagabeeyo dagaalka Gaza.

Madaxweynaha Maraykanka, Doland Trump, ayaa ku dhawaaqay in aya wadahadallada ay guulaysteen si rasmi ahna uu heshiisku u dhacay, iyadoo dhinacyada heshiiska garwadeenka ahaa ay balanqaadeen in aysan Yahuuddu jabin doonin sida uu sheegay sarkaal ka tirsan muqaawamada.

Duhurnimada maanta ayaa balanku ahaa in uu dhaqangalo, waxaana xoogaa dagganaasho ah laga dareemayaa qidaaca, talafashinka 1-aad ee Sahaayinada ayaa ku waramaya in ay u egtahay in xabad-joojintu ay hirgashay.

Kooxaha Muqaawamada ayaa maalmaha Axadda iyo Isniinta lagu wadaa in ay sii daayaan 20 maxbuus oo nool oo ka mid ahaa maxaabiistii cadowga looga soo qabtay dagaalkii toddobada Oktoobar.

Sidoo kale isla maanta ayaa lagu wadaa in boqollaal ka mid ah gaadiidka gurmadka wada uu qidaaca soo galo, kaasoo gurmad deg deg ah lagu gaarsiinayo shacabka reer Gaza.

Marxaladdan ayaa ah midda koowaad, iyadoo markii maxaabiista lasii daayo ay xigto in ciidanka yahuudda ay gabi ahaanba ay banneeyaan qidaaca, sahaayinada ayaana dhankooda maalmaha soo socda sii deyn doona boqollaal ka mid ah maxaabiista Filistiiniyiinta.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Andalus Podcast Oo Lagu Waraystay Mid Ka Mid Ah Halyeeyadii Fuliyay Howlgalkii Godka Jilicoow.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-04-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -17-04-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -17-04-1447 Hijri.

October 9, 2025
Itoobiya Oo Weerarada Ciidankeeda Lagu Laayay Ee Amhara Ku Eedaysay Eritrea Iyo TPLF.
  • Allposts
  • Warar

Itoobiya Oo Weerarada Ciidankeeda Lagu Laayay Ee Amhara Ku Eedaysay Eritrea Iyo TPLF.

October 9, 2025
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-04-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-04-1447 Hijri.

October 9, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 34 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 34 aad)

October 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada