Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Itoobiya Oo Weerarada Ciidankeeda Lagu Laayay Ee Amhara Ku Eedaysay Eritrea Iyo TPLF.
  • Allposts
  • Warar

Itoobiya Oo Weerarada Ciidankeeda Lagu Laayay Ee Amhara Ku Eedaysay Eritrea Iyo TPLF.

October 9, 2025

Kaddib weerarro ba’an oo bilihii ugu dambeeyey si weyn loogu wiiqay ciidanka Xabashida Itoobiya ee dagaalka kaga jira gobolka Amxaarada, ayuu si weyn uga qaylo-dhaamiyey maamulka Abiy Axmed, waxaanu warqad cabasho ah u dirsaday urur-gaalleedka Qaramada Midoobay.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Itoobiya ayaa ku eedaysay dowladda Ereteriya iyo Jabhadda Tigreyga ee TPLF inay iska kaashanayaan dagaal ka dhan ah Itoobiya, isla markaana ay ku lug lahaayeen weerar dhowaan ay maleeshiyada Fano ku qaadday magaalada Woldiya ee gobolka Amxaarada.

Warqad ku taariikhaysnayd Labadii bishan October oo loo diray Xoghayaha Guud ee urur-gaalleedka Qaramada Midoobay António Guterres, ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya gaalka lagu magacaabo Gedion Timothewos uu ku sheegay in iskaashiga Ereteriya iyo TPLF uu si weyn u soo shaac-baxay bilihii lasoo dhaafay, haatanna ay ku gudo-jiraan u diyaar-garowga dagaal ka dhan ah dawladda Xabashida Itoobiya.

Waxa uu wasiirka ka sanqariyey in labadan dhinac ay samaysteen isbahaysi cusub oo ka dhan ah Itoobiya, kuna hawlan yihiin maal-gelinta, abaabulidda, iyo jihaynta kooxaha hubaysan ee ka dagaallama gudaha Itoobiya sida jabhadda Fano ee ka hawl-gasha gobolka Amxaarada.

Wasaaraddu waxay sheegtay in taliyeyaal iyo dagaalyahanno ka tirsan Kooxda TPLF ay si toos ah uga qayb qaateen weerarkii dhowaan ay maleeshiyada Fano ku qaadday magaalada Woldiya, oo ah magaalo weyn oo ku taal gobolka Amxaarada.

Sida ku cad warqadda, Ereteriya ayaa lagu eedeeyey inay tahay abaabulaha ugu weyn ee hurinaya dagaallada ka socda gudaha Itoobiya. Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa sheegay in maamulka Asmara uu taageero dhaqaale, saanad militari iyo mid siyaasadeedba ku bixiyo si xasillooni-darro iyo kala-qaybin looga abuuro gudaha Itoobiya.

Qaylo-dhaantan kasoo yeertay maamulka Abiy Axmed ayaa imanaysa xilli usbuucyadii lasoo dhaafay jab xooggan la gaarsiiyey ciidanka Xabashida Itoobiya isla markaana maleeshiyaadka Fano ay kala wareegeen talisyo waaweyn iyo magaalooyin badan oo istaraatiijiya oo ku yaal gobolka Amxaarada.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-04-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -17-04-1447 Hijri.

Related Stories

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.

April 22, 2026
Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada