Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Eritrea Oo Sheegtay Inaysan Meesha Ka Saarin Dagaal Ay La Gasho Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Eritrea Oo Sheegtay Inaysan Meesha Ka Saarin Dagaal Ay La Gasho Itoobiya.

September 30, 2026

La-taliyaha warbaahinta ee Safaaradda Eritrea ee Qaahira, Xabiib Maxamed Cusmaan, ayaa sheegay in Eritrea aysan meesha ka saareyn suurtagalnimada dagaal ay la gasho Itoobiya, isla markaana ay diyaar u tahay inay iska difaacdo wixii weerar ah ee kaga yimaadda maamulka Abiy Axmed.

Cusmaan oo la hadlay wargeyska Ash-shaqrqul Awsad ayaa sheegay in Asmara ay diiddan tahay eedeymaha Addis Ababa ee ah in Eritrea ay khalkhal ka waddo gudaha Itoobiya. Wuxuu ku dooday in Eritrea aysan ku dhawaaqin inay doonayso inay weerarto ama qabsato dhul Itoobiya ka tirsan, balse uu khilaafku ka dhashay damaca Itoobiya ee dekedda Cawsab.

Mas’uulkan Eretariyaanka ah, waxa kale oo uu si weyn uga hadlay dagaallada culus ee ka holcay gudaha Itoobiya. Waxaanu tilmaamay in colaadahaasi yihiin kuwo muddo dheer soo jiitamayay, oo salka ku haya rabitaanka qowmiyado kala duwan oo raadinaya xaqqa aayo-ka-tashigooda.

Wuxuu sheegay in Itoobiya ay hadda galayso marxalad uu ku tilmaamay “kala-daadasho”, isaga oo ku doodday in taariikh ahaan awoodda Itoobiya ay si weyn ugu tiirsanayd Amxaarada iyo Tigreega, halka qowmiyado kale ay hadda doonayaan inay helaan xuquuqdooda.

La-taliyaha warbaahinta ee Safaaradda Eritrea ee Qaahira wuxuu si cad u sheegay in haddii xaaladda gudaha Itoobiya sii xumaato ay khatar ku noqon karto Eritrea iyo guud ahaan gobolka, sidaas darteedna Asmara ay taageeri karto xoogagga ay u aragto inay ilaalinayaan danaheeda.

Hadalka mas’uulkan Eretariyaanka ah ayaa imanaya xilli dagaallada ka socda waqooyiga Itoobiya ay sii xoogaysteen, isla markaana maalmihii lasoo dhaafay Eretariya ay ciidamo badan ku daad-guraysay xuduudka ay la wadaagto dowladda Xabashida Itoobiya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 19-04-1448-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -19-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-06-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-06-1448-Hijri

November 24, 2026
Itoobiya Oo Lagu Eedeeyay Weeraro Ka Dhacay Khartum.
  • Allposts
  • Warar

Itoobiya Oo Lagu Eedeeyay Weeraro Ka Dhacay Khartum.

November 24, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-06-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-06-1448 Hijri.

November 24, 2026

Sawirro

DEGDEG: Daawo Sawirrada Gaari Gaashaaman Oo Ciidanka Uganda Laga Gubay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

DEGDEG: Daawo Sawirrada Gaari Gaashaaman Oo Ciidanka Uganda Laga Gubay.

November 24, 2026
Daawo Sawirrada La Wareegitaanka Mujaahidiinta Ee Deegaanka Coomaad.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada La Wareegitaanka Mujaahidiinta Ee Deegaanka Coomaad.

November 15, 2026
Daawo Sawirrada Kamiinkii Lagu Laayay Maleeshiyada Danab Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Kamiinkii Lagu Laayay Maleeshiyada Danab Ee Sh/hoose.

November 12, 2026
Kamiin Gaadiid Ciidan Lagu Qabsaday Oo Ka Dhacay Dueeldka Balidoogle (Bayaan+Sawir_sarkaal).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Kamiin Gaadiid Ciidan Lagu Qabsaday Oo Ka Dhacay Dueeldka Balidoogle (Bayaan+Sawir_sarkaal).

November 12, 2026
DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.

October 26, 2026
Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.

October 10, 2026
Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.

October 3, 2026
Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.

October 19, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada