Maktabka Siyaasadda iyo Wilaayaadka ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku shaaciyay magacaabista guddiga maareynta xaaladaha deg degga ah, waxaana guddigaas masuul looga dhigay Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla waaligii hore ee wilaayaadka islaamiga ah ee Jubbooyinka iyo Sh/hoose.
Halkan Ka Degso Ama Hoos Akhriso Warsaxaafadeedka.