Ciidamada Mujaahidiintu waxay howlgal qarax ah ka fuliyeen deegaanka Tabeellaha Sheekh Ibraahim ee duleedka magaalada Muqdisho, wuxuu qaraxu beegsaday goob ay fadhiyeen maleeshiyaadka Riddada.
Howlgalka ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana inta la hubiyay ku dhaawacmay 1 askari oo murtad ah, kaasi oo la xaqiijiyay in uu lug ka go’ay.
Dhanka Sh/hoose, howlgal qarax ah oo ciidamad Mujaahidiinta ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye, ayaa lala eegtay fariisin ay ku sugnaayeen maleeshiyiyaad ka tirsan Riddada, waxaana ku dhintay laba askari oo murtadiin ah, halka mid kalena uu ku dhaawacmay.