Howlgal qarax ah oo ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Jowhar ayaa lala beegsaday gaari ay la socdeen saraakiil ka tirsan maamulka Riddada Hirshabelle ee uu madaxda ka yahay .
Weerarka qaraxa ah ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana ku dhaawacmay laba murtad oo kala ah, Yuusuf Jaalle oo ah Lataliyaha Cali Guudlaawe iyo Macalin Xuurshe oo ah guddoomiyaha maamulka Guud-laawe ugu magcaaban deegaanka Warciise.
Waxaa sidoo kale howlgalka qaraxa ah uu burbur xoogan gaarsiiyay gaariga qaraxa lala eegtay, waana mid ka mid ah howlgallada ciidamada Mujaahidiintu ku beegsanayaan saraakiisha iyo maleeshiyaadka murtadiinta.
Dhanka Gedo, Ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus ku qaadeen xerada ciidamada Kuffaarta Xabashida Itoobiya ee degmada Buurdhuubo.