Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Abwaan Cabdullaahi Soomaali Oo Gabay Ka Tiriyay Furashada Afghanistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Abwaan Cabdullaahi Soomaali Oo Gabay Ka Tiriyay Furashada Afghanistan.

September 24, 2021

Gabaygaan oo ka hadlaya Guushii reer Afghanistan iyo Jabka Maraykanka gaaray waxaa tiriyay Cabdullaahi Yaasiin Jaamac (Cabdullaahi soomaali).

Magaca Gabayga waxaa la yiraa Kaabuul waxa uu Hal Abuurku ku hal qabsaday Magaalada Kaabuul ee Caasimadda dalka Afkhinstaan oo ahayd halka Guusha ugu weynu ka dhacday.

Inaan gabay kabiixoo tirsho amase koobaabo,
amaan kololo’eeyo kobciyo oon kolmo u yeelo,
kol waliba ma doonee wax baa igu kaxeeyaaye,
Maantana Wixii soo kacshay kolayaduu hoorso.

Nin Jiilaal kabruuraa wuxuu kicinka dhowraaba,
Kal dambeed abaareed wuxuu kaca habeenkiiba,
Kor wixii u eegoo Rabbigii dhab ula koodaaba,
Karar iyo hilaac kaabayoo kaynta wada gaaray,
Kaliisha markuu joogabuu kaah u shidanyaaye,
Karkoor iyo jeexiyo hog iyo karin barwaaqoobay,
Duunyada markuu keena buu Kaafi noqoyaaye,

Anaguna kuleyl iyo rafaad waxaan kadeednaano,
waxaan kadinka buureed dagniyo meel kurtuma weynle.
Cadaawaha kama leexanee waxaan kulaalnaaba,
wixii aan kamiin adag dhignoo maari kulantaaba,
kuruuskiyo wixii ay garneyl kininigeeyaamba,
kumaadoos shisheeyuu dhashay ama kuwii raacay,
wixii qarax kidfeeyo guboo kariyo oo shiilo,
Kini wixi an goobnaba xornimaa koorta loo xiraye,

ujeedkana hadaan kuu kumbudo oon kasbada ruubsho,
Kaabuul gelinki aan furana buu kaarki naga duule,
Kariimbaa mahadddaa lahoo ina karaameeyay.

Intaas gabayga kuurada horiyo koolbo iyo laad dheh,
Kirishtaan karbaashay lala dhiciyo kabaradiisii dheh,
Kabba kalana waan keeni ee koobiyoo wariya.

Karkaarada webi soo jebshoo kaabadaha gooyay,
Beledkii u soo kediya baan lagu kifaaxeyne,
Nafta kaaya mooyee cid baan kebed u ooleyne,
micnahana hadaan koobo oon kaamirada saaro,
Kaariyihiyo hamaradi iyo keebka niman haysta,
Katiibooyin soo kaagacoo wada kalaash koof leh,
Jananadi is koohaariyiyo koofi jacariirti,
Korneylada raggii lay jiray dhaafay kumanaanka,
Kolonyadi Islaamku markay soo kutubi aayar,
Oo ay soo kubbaareyn hayaan kaman adeygooda,
Kaallinkii miyaa laga didoo laga kabboo waayay!
Markaykaanki kaabbeyn hayee koofanaha taagay,
Kibirkiya naxligii jaboo kaafirka cararye!
Miyuu kayd ha joogee ka tegay maanta kobihiisi!
Hubkiisii karuurnaa miyaan kuusanoo hanannay!

Intaas gabayga kuurada horiyo koolbo iyo laad dheh,
Kirishtaan karbaashay lala dhiciyo kabaradiisii dheh,
Kabba kalana waan keeni ee koobiyoo wariya.

Kaadiradi gumeysigu kabree kaararka u qaybshay,
Qoladow kabiir kuu ahaa ee ku ka daloobyay,
Bakhtigii uu koolkooliyiyo koolla dhamayaashi,
Kud kudiyo kaneeciyo dhilqiyo wixii kutaan joogay,
kaarigiyo kabraalihi iyo kuuligiyo tuugi,
kabalyeeri, kuugu watiyo iyo weliba kaasheerki,
Kirkiradi kor dadlaha ahaa waa kush gubaanaahe,
Kaambiyahoodi soo ruqay iyo kabaalkiiye.
ku baxsaday, ku dhuumanahayo, iyo ku ooyaaye,
iyo kulundi tuugsaa miyaan dani ku seeteynin!!

Intaas gabayga kuurada horiyo koolbo iyo laad dheh,
Kirishtaan karbaashay lala dhiciyo kabaradiisii dheh,
Kabba kalana waan keeni ee koobiyoo wariya.

Kaslaawihi ashraf khaani ee cadawgu keeneystay,
Kabax kabax intuu roorayoo kor indhuhuu taagay,
Kaabiga markaa nimid miyuu koray diyaaraaddi!!
Miyuu kicitimayoo dalkale yiri i kaalmeeya!!!
Oon cidi koryeeleyn haddeer keleb xun weeyaane!

Beydhana kalaamkuu wax badan kahanayee diiday,
Miyay dani ka soo saartayoo koonka maqashiiyay!
Oo yiri “kabtaan duulanki soo kub dhigadaaba,
Kullii qabuurey u noqon lagu kiseeyaaye,
Ciidankeyga waan kala baxaa lagu karaantiilye”,
Joorsha buush kadaabkii ahaa ceeb la kici waaye,
Inuu murug la kuudado hurdada kaamil ledi waayay,
kanaalada u sheegyay inuu kadardhinayaaye,
Khudbadii kala saaridee uu kol hore jeedshay,
Iyo doorkaan kow oranayaa kala mid weeyaane,
Kashkiisaba kuma ool inaan kaceyno jeer uune,

Donnal taraam kadiidaa gubee oo kalaan kaliye,
Kaldheeradu sidi ay jabeen ama karaankurtu,
Wejiguu kaduudaa sidi ruux kalxami duushe,
Obaamana kafeegii iyo koob qaxwa ah diide,
Kooma inuu galabow hadhay oo kaw uu dhaha’e,
Tooni baleer siday koronto gubi waysu kogayaaye,
waa waxaan kuraajiyo lahayn kaadsi iyo miire,
Markii guushu noo korodhayoon Goabnimuu koodnay,
Sida inuu kaloora qabo weysku soo kudaye,

Booris joonson kaadida qubyoo kaabootiyay Ciile,
Kugta baa xanuuntoo hadeer waa kadaan dhabade.
Kansar iyo karooniyo kix baa Kaadadka degaye,
Anagana kacaankeena waa laba kaclay haa dheh,
Murugada la kowriir adaa kaday naftaadiiye.

Intaas gabayga kuurada horiyo koolbo iyo laad dheh,
Kirishtaan karbaashay lala dhiciyo kabaradiisii dheh,
Kabba kalana waan keeni ee koobiyoo wariya.

Kaniisada daruusteediyo kaafirka habaaabay,
Koobigii yuneyskiyo wadeen kaatibyada raacay,
Koodishoo binaaliyo wixii karaacintiisii ah,
Kaxandhadi sumeysneyd iyo kud iyo waabaydi.
Kitaabkiyo sunada ayaa lagaga kaaftoome,
Kimis iyo xil iyo ninkii kaaki uun jeriye,
Ee cadawga kiil kuu sidee kira u Diin beelay,
Kasabkiisu waa naar wuxuu kalaw sanaayaaye,
Karraaniga ibliiskiyo intii kabaya howshiisa,
Nin kastoo is kaynaaniyoo kaadso laga waayo,
Kati iyo waran baan kilyaha uga kaweynaahe,
Sida koron la gowracay intaan u kefada saarno,
Kallaaliibta waa suri naqaan kor u galoolneyde,
Caryaa waa karaahsada yiraa kelema towxiidka!
Oo kurkiisu uu beec yahoo raba kawaan saarid.

Intaas gabayga kuurada horiyo koolbo iyo laad dheh,
Kirishtaan karbaashay lala dhiciyo kabaradiisii dheh,
Kabba kalana waan keeni ee koobiyoo wariya.

Daalibaan kaloorada odkacu kaamil uga buuxo,
Kalluun iyo Kurbin Buna iyo weliba koostaato,
Kumbis iyo karootada iyo bocor katiitowga,
Karuur geel kurus iyo cadiin yaa kol wada siiya,
Kobosh iyo karuunjiyo sadkax yaa kur uga geeya,
Oo yicib kolay ugu shuboo mire u koombeeya,
Karoorada digir yowgu shubo uguna kiileeya.

waxba gabaygu yuu kadleyn kictimyaaye,
Kalmaduhu dambeeyaa hadaan kaafka ka higaaadsho,
Afkhaaniintu waa niman karti leh kii Allaah suge,e,
Shisheeyiyo wax kaaliyaba waa karkariseene,
Muslimkuna karbuunaday shideen waa ku diirsadaye,
Dhaqsa in ay kacaan baa qalbiga ugaga koollowde,
Kabtiinaas kasii wada xaqaad kor ximbaarteene.

Waxaa Tiriyay Cabdullaahi Yaasiin Jaamac (Cabdullaahi soomaali)

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Gaari Looga Gubay Ciidamada Burundi Oo Ka Dhacay Sh/dhexe.
Next: Camaliyad Istish-haadi Ah Oo Muqdisho Lagula Eegtay Masuuliyiin Ka Tirsan DF.

Related Stories

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.

April 22, 2026
Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada