Maanta oo ah maalinta koowaad ee munaasabadda Ciidul-adxaa 1447 Hijri, waxaa si heer sare ah looga ciiday wilaayaadka islaamiga ah ee dhaca koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, waxaana wilaayaadka sida quruxda badan maanta looga ciiday ka mid ah Gedo, Bakool iyo Hiiraan.
Daawo Sida Looga Ciiday Ceel-cadde.
Daawo Sida Looga Ciiday Buur-duxunlle.
Daawo Sida Looga Ciiday Ceel-ansaar.
Daawo Sida Looga Ciiday Buqaqable.
Daawo Sida Looga Ciiday Ceel-cali.
Daawo Sida Looga Ciiday Shaw.

















































































