Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qarax Gaari Looga Gubay Ciidamada Kenya Oo Ka Dhacay Gobolka Laamu.
  • Allposts
  • Warar

Qarax Gaari Looga Gubay Ciidamada Kenya Oo Ka Dhacay Gobolka Laamu.

September 26, 2021

Wararka ka imaanaya gobolka Laamu ee dalka Kenya waxay sheegayaan in maanta barqadii qarax xoog leh lala eegtay ciidamo ka tirsan difaaca dowladda Kenya xilli ay ku socdaalayeen deegaan ka tirsan gobolkaas oo ka mid ah gobollada ay ku xooggan yihiin ciidamada Kenya iyo kuwa reer galbeedka.

Qaraxa oo ahaa nooca miinada dhulka lagu aaso waxay Mujaahidiintu la beegsadeen kolonyo ciidamo ah oo ku socdaalayay inta u dhaxaysa deegaannada Kayunga iyo Shangani oo ka tirsan gobolka Laamu oo ka mid ah dhulalka muslimiinta ee ay xoogga ku haysato dowladda Kenya.

Ilo wareedyo masuul ah waxay soo wariyeen in qaraxa uu si gaar ah u haleelay gaari BG ah oo ay ka buuxeen ciidamo badan oo Kenayan ah waxaana halkaas ka dhashay khaaare baaxad leh oo soo gaaray ciidamada millatariga xukuumadda uu fadhigeedu yahay magaalada Nairobi.

Macluumaadkii ugu dambeeyay waxay sheegayaan in qaraxaas aadka u xooggan uu gabi ahaan burburiyay gaariga BG ah waxaa sidoo kale goobta ku leday oo dhimasho iyo dhaawac u qaybsamay dhammaan ciidamadii la socday gaariga.

Ciidamada shabaabul Mujaahidiin waxay dhowr jeer oo hore qaraxyo khasaare badan dhaliyay ka fuliyeen gobolka Laamu ee dalka Kenya inta badan qaraxyadan ayaana ka dhaca goobaha muhiimka ah ee ay ku dhaqdhaqaaqaan ciidamada millatariga dowladda cadowga ah ee Kenya.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Iyo Dil Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Duleedkeeda.
Next: Faahfaahin: 15 Askari Oo Kenya Looga Dilay Qarax Culus Oo Ka Dhacay Laamu.

Related Stories

Hehiiskii Xabad-joojinta Oo Ka Dhaqan-galay Gaza Iyo Ciidanka Yahuudda Oo Insixaab Billaabay.
  • Allposts
  • Warar

Hehiiskii Xabad-joojinta Oo Ka Dhaqan-galay Gaza Iyo Ciidanka Yahuudda Oo Insixaab Billaabay.

October 11, 2025
Axmed Madoobe Oo Kooxda Gurguurte Ku Eedeeyay Inay Faragelin Ku Hayso Maamulkiisa.
  • Allposts
  • Warar

Axmed Madoobe Oo Kooxda Gurguurte Ku Eedeeyay Inay Faragelin Ku Hayso Maamulkiisa.

October 11, 2025
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 19-04-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 19-04-1447-Hijri.

October 11, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 34 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 34 aad)

October 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada