Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dowladda Itoobiya Oo Xiraysa Safaaraddii Ay Ku Laheyd Dalka Ugu Awoodda Badan Qaaradda Afrika.
  • Allposts
  • Warar

Dowladda Itoobiya Oo Xiraysa Safaaraddii Ay Ku Laheyd Dalka Ugu Awoodda Badan Qaaradda Afrika.

September 27, 2021

Iyadoo qeyb ka ah dib udhaca weyn ee dowladda Xabashida Itoobiya ay kala kulantay dagaalka sokeeye ee wadankeeda ka holcayay ayay qaadatay go’aan ay ku xirayso safaarad weyn oo ay ku laheyd qaaradda Afrika.

Xukuumadda Addis Ababa waxay qorshaynaysaa in ay albaabada isugu dhufatay safaaradeeda kutaal magaalada Al Qaahira ee caasimadda dalka Masar.

Marcus Tekle oo ah safiirka Itoobiya ee dalka Masar ayaa warbaahinta usheegay in bisha soo socota laxiri doono safaaradooda magaalada Al Qaahira wuxuuna arrinkaas usababeeyay hoos udhaca dhaqaale ee dowladdiisu ay ka wajahayso dagaalka ka socda gobollada Tigray iyo Amhara.

Isagoo wareysi siinayay hay’adda warbaahinta Britain ee BBC ayuu yiri “waxaan qorshaynaynaa in la hakiyay howllihii safaaraddeena ee magaalada Al Qaahira sababa laxiriira dhibaatada maaliyadeed ee nahaysta”.

Dowladda Itoobiya waxay caddeysay in muddada ay xirnaan doonto safaaradeeda Masar ay udhaxayso 3 illaa 6 bilood.

Marcus Tekle ayaa meesha ka saaray in asbaabta ay uxirayaan safaaradooda Al Qaahira ay ku lug leedahay khilaafka ka taagan qeybsiga biyaha wabiga Niil iyo dhismaha biya xireenka Al Nahda.

Tallaabadan lagu xirayo safaaradda xabashida ee Al Qaahira ayaa qeyb ka ah amar uu bilo ka hor soo saaray Abiy Axmed kaasi oo dhigayay in albaabada loo laabo illaa 30 safaaradood oo kuyaal daafaha caalamka.

Labadii isbuuc ee lasoo dhaafayay ayay Addis Ababa xirtay safaaradihii ay ku laheyd waddamo ay kamid yihiin Al Maqrib,Kuwait,Ireland, Al jazaa’ir iyo wadamo kale.

Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya waxay ka sheeganaysaa nuqsaan dhanka bajadka ku baxa diblumaasiyiinta dibadda, dadka falanqeeya arrimaha siyaasadda ayaa aaminsan in xiridda safaaradaha uu dalkan ku leeyahay Al Jazaa’ir iyo Masar ay tahay dhabar jab weyn maadaama labadan dal ay yihiin kuwa ugu awoodda badan qaaradda Afrika islamarkaana uu xifaaltan kala dhaxeeyay Itoobiya.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Waa Kumaa Halyeygii Fuliyay Camaliyaddii Istish-haadiyada Ee Muqdisho?. (Dhagayso Waraysi)
Next: Qarax Ka Dhacay Magaalada Kismaayo Iyo Saraakiil Iyo Askar Ku Le’atay.

Related Stories

Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.

June 12, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -26-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -26-Dulxijah-1447-Hijri

June 12, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-12-1447-Hijri.

June 12, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada