Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sarkaal Lagu Dilay Muqdisho Iyo Qaraxyo Shisheeyaha Lagula Beegsaday Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Lagu Dilay Muqdisho Iyo Qaraxyo Shisheeyaha Lagula Beegsaday Sh/hoose.

September 29, 2021

Ciidamada gaarka ah ee xarakada shabaabul Mujaahidiin waxay howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen xaafad ka mid ah magaalada Muqdisho ku dileen mid ka mid ah saraakiisha dowladda federaalka ah ee ka howlgala magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Howlgalkan oo ay fuliyeen rag hubeysan oo ka tirsan shabaabul Mujaahidiin waxa uu si gaar ah kaga dhacay xaafadda Jamhuuriya degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir waxayna ciidamada Mujaahidiintu ku dileen sarkaal boolis ah oo ka tirsanaa saraakiisha ciidanka booliska dowladda.

Ilo wareedyo masuul ah waxay xaqiijiyeen in howlgalka lagu dilay sarkaal boolis ah oo lagu magacaabi jiray Maxamed Cabdullaahi oo loo garan ogaa Shiine. waxaana uu ninkan si wayn caan ugu ahaa dhibaataynta dadka muslimiinta ah.

Dhanka kale waxay ciidamada shabaabul Mujaahidiin gaar ahaan guutooyinka qaraxyada qaraxyo culus la beegsadeen kolonyo ka tirsan ciidamada isugu yeeray (Amisom) gaar ahaan kuwa ka socda dowladda cadowga ah ee Yugaandha.

Qaraxyada oo gaarayay labo qarax waxay Mujaahidiintu kolonyada Yugaandheyska ah kula beegsadeen inta u dhaxaysa deegaannada Shalaanbood iyo Danow oo ka tirsan wilaayada Sh/hoose waxayna ilo wareedyo muhiim ah xaqiijiyeen in qaraxyadaas ay ku dhinteen 2 askari oo ka tirsanaa ciidamada Yugaandha iyo dhaawaca 3 kale oo iyana ka mid ah isla ciidamada shisheeye.

Dadka deegaanku waxay xaqiijiyeen in qaraxyada ka dib ay goobta soo caga dhigatay diyaarad nooca kuwa qumaatiga u kaca taas oo goobta ka daabushay bakhtiyada iyo dhaawacyada qaraxyada kasoo gaaray ciidamada dowladda Yugaandha.

Howlgalladan waxay qayb ka yihiin howlgallada jihaadiga ah ee xarakada shabaabul Mujaahidiin sida maalinlaha ah uga fuliyaan deegaannada iyo degmooyinka ay duullaanka ku haystaan ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka kaba qaadka u ah ee Soomaalida.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Khasaare Dhaliyay Oo Ciidamada Kenya Lagula Eegtay Degaanka Kaambooni.
Next: Daawo: Xalqada 7-aad Ee Muuqaallada Lagusoo Bandhigayo Xummaanta Qawaaniinta Lagu Dhaqo Dalka

Related Stories

Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.

June 12, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -26-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -26-Dulxijah-1447-Hijri

June 12, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-12-1447-Hijri.

June 12, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada