Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Hoggaanka Al Shabaab oo Guddi Usameeyay Abaaraha Kana hadlay Khilaafka Ka dhex Jira Madaxda DF.
  • Allposts
  • Warar

Hoggaanka Al Shabaab oo Guddi Usameeyay Abaaraha Kana hadlay Khilaafka Ka dhex Jira Madaxda DF.

January 5, 2022

Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sh/Cali Dheere) Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab, ayaa jeediyay kalimad xasaasi ah oo ka hadleysa xaaladda guud ee dalka gaar ahaan abaaraha iyo khilaafaadka ka dhex taagan madaxda ugu sarreysa Dowladda federaalka ah.

Ugu horreyn Sh/Cali Dheere ayaa dulmar guud ku sameeyay noocyada uu ka kooban yahay duullaanada ay ciidamada shisheeye kusoo qaadeen gayiga Soomaaliya isagoo xusay ineysan jirin wax ay shisheeyuhu u reebteen ummadda Soomaaliyeed, haddaanan lala dgaaalami lahaynna ay ummadda adoonsan lahaayeen.

Wuxuu sheegay in dhankooda ay si dardar leh ku wadaan halganka lagula jiro soo duulayaasha xaalkuna marayo meel wanaagsan: ” Mujaahidiintuna waxay dhankooda si dardar leh u wadaan halganka Jihaadka ah ee looga hortagayo saliibiyiintaas hororka ah, saliibiyaantaas oo sanado badan oo lala jihaaday kadib, maanta maraya marxalad quus iyo qoomamo ah kadib markii ay la kulmeen dagaal dheer oo dhiig bax ah, waxay taagan yihiin xaalad ay ciidamadoodu ku urureen xeryo iyo godad iyagoo aan sahayda aan is gaarsiin karin, oo gaarigii iyo kolonyadii dhaqaaqdaba wadooyinka lagu beegsanayo, dantuna ku kalliftay iney diyaarado isticmaalaan markii ay dhulka mari wayeen.

Alle mahadi Jihaadkii ayaa bulaalay, hawlgallada iyo weerarada Mujaahidiintu waa kuwa isdabajoog ah oo carcartooda wata” sidaasi waxaa yiri Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu xusay in bulshada ku dhaqan Wilaayaadka islaamiga ah ay si nabad galyo ah ku hoos harsanayaan shareecada islaamka iyo calanka towxiidka, uuna har iyo habeen shaqeynayo garsoorka islaamiga ah oo meelo kala duwan looga imanayo, sidaa si lamid ahna ay si dardar leh ku socdaan hawlaha dacwada, tacliinta iyo guud ahaan adeegga bulshada, taasoo uu sheeagy iney tahay nimco weyn oo uu Allaah ku galladay, wuxuuna ciidamada Mujaahidiinta ugu baaqay iney halkooda kasii wadaan halganka.

Intaasi kadib, Sh/Cali Dheere ayaa si xikmad leh u cabbiray khilaafka baahsan ee haatan ka dhex jira madaxda Dowladda Federaalka ah ee Villa Soomaaliya “Maamul ku sheegyada Ridada ah ee ay gaaladu qeybo dalka kamid ah ka dhiseen ayaa dhankooda maanta maraya xaalad mar kale daaha ka rogtay xaqiiqadooda dhabta ah iyo dabadhilifnimadooda, waxay Soomaali oo dhan maanta indhaheeda ku arkeysaa, sida ay Saliibiyiintu isugu direen madaxda Murtaddiinta ee Madaxtooyada fadhisa, habdhaqankaasi wuxuu daaha ka feyday xumaanta uu leeyahay nidaamkooda ku dhisan dimuqraadiyadda iyo liidnaanta shuruuc gaaleedka ay ku dhaqmaan” ayuu yiri’ Sh/Cali Dheere isagoo sidoo kale tilmaamay dagaaladii dhawaan ka dhacay Boosaaso ee dhex maray ciidanka Puntland iyo kuwa PSF, iyo dagaaladii ka dhacay Dhuusomareeb ee dhex maray Galmudug iyo Suufiyada Qabuuriyiinta, wuxuuna bulshada Soomaaliyeed ineysan ku kadsoomin maamulada noocan ah mar walbana aysan noqon ummad ay gaaladu dagto.

Kalimadda ayaa waxay dulucdeeda ka xog warrantay abaaraha ka jira qeybo kamid ah dalka iyo xaaladda Wilaayaadka islaamiga ah, waxaana uu Sheekh Cali Dheexe sheegay in hogaanka sare ee XSHM uu magacaabay guddi qaabilsan gurmadka abaaraha kana kooban 7 qeybood, wuxuu dadka muslimiinta ah ugu baaqay inye la shaqeeyaan gudiga.

Halkan ka dhageyso kalimadda cusub ee Sheekh Cali Dheere MP3

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Shabaabul Mujaahidiin Oo Howlgal Qorsheysan Ka Fuliyay Degmada Hindi.
Next: Daawo Shabaabul Mujaahidiin Oo Cagta Mariyay Fariisin Ciidan.

Related Stories

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri

June 11, 2026
Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada