Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Weeraro Kala Duwan Oo Lagu Dilay Askar Isugu Jirta Soomaali iyo Itoobiyaan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Weeraro Kala Duwan Oo Lagu Dilay Askar Isugu Jirta Soomaali iyo Itoobiyaan.

August 17, 2022

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey howlgala kala duwan oo lala beegsaday shisheeyaha iyo maleeshiyaatka kabo qaadka u ah ka fuliyeen deegaano kala duwan oo dhaca koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaalia.

Banaadir

Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay dagaal ku qaadeen fariiisnka murtadiinta ee shaneemo cabdi waayeel ee degmada Hilwaa ee muqdisho.

Isla Banaadir waxey Mujaahidiintu xalay howlgal ay ka fuliyeen suuqa bakaaraha ee Muqdisho ku dileen askari ka tirsanaa Ridada kaasi oo lagu magacaabi jiray Maxamed Xasan

Isla Banaadir qarax xalay ka dhacay deegaanka ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho waxaa lagu dhaawacay guddoomiyaha maamulka Ridada ee Xaafada Jabad-geel ee Ceelasha Biyaha murtad Cabdow Mahdi.

Shabeelada dhexe.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Kufaarta Burundi ee degmada Mahadaay.

Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay dagaal culus ku qaadeen saldhigyada Kufaarta Xabashida Itoobiya iyo kuwa Murtadiinta ee degmada Bardaale.

Askarta Xabashida Itoobiya waxaa duqeyntaas kaga baqtisay 3 askari oo Itoobiyaan ah waxaana kaga dhaawacantay 4 askari oo isla Xabashida Itoobiya ah.

Shabeelada Hoose.

Qarax xalay ka dhacay degmada Afgooye waxaa lala beegsaday maleeshiyaat Murtadiin ah oo lugeynayay waxaana qaraxaas ku dhaawacmay hal askari oo Murtad ah.

Isla Shabeelad hoose kamiin shalay ka dhacay inta u dhaxeysa degmada Jannaale iyo deegaanka buufow waxaa lagu dilay 2 askari Murtadiin ah waxaana lagu dhaawacay hal askari waxeyna Mujaahidiintu ganiimeysteen Moota qeyb ka aheed kolanyada Murtadiinta ee kamiinka loo dhigay.

Hiiraan.

Qarax ka dhacay saldhig Galbeed ee magaalada Beledweyne waxaa ku dhaawacmay hal askari oo Murtad ah.

Saacadihii lasoo dhaafay ayey aheed markii ku dhawaad 15 askari Murtadiin Liyuu Boolis ah ay baqti iyo dhaawacyo ku noqdeen howlgal qarax ah oo Mujaahidiintu ay ka fuliyeen deegaanka Washaaqo ee dhaca xad beenaadka Soomaaliya iyo dhulka Soomaali Galbeed ee ku hoos jira gumeysiga Xabashida Itoobiya.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Duqeyn Lagu Dilay Askar Itoobiyaan.
Next: Dhageyso Dardaarankii Ugu Dambeeyay Ee Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxmaan.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-02-1448-Hijri

July 28, 2026
Afar Qof Oo Ku Dhintay Gaari Ciidan Oo Ku Jiiray Kismaayo.
  • Allposts
  • Warar

Afar Qof Oo Ku Dhintay Gaari Ciidan Oo Ku Jiiray Kismaayo.

July 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-02-1448 Hijri.

July 28, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada