Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Sheekh Abuu Muscab 40 Murtad Ayaa Ku Dilnay Weerarka Hoteel Xayaat.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Sheekh Abuu Muscab 40 Murtad Ayaa Ku Dilnay Weerarka Hoteel Xayaat.

August 20, 2022

Afhayeenka ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Sheekh Cabdilcasiis Abuu Muscab oo goor dhow qabtay Shir-jaraa’id ayaa faahfaahin ka bixiyay hawlgalka hotel Xayaat oo socda muddo ka badan 24 saac.

Ugu horreyn wuxuu sheegay in ciidankoodu ay shalay maqribkii galeen hotelka oo uu tilmaamay inuu yahay xarun ay degaansadaan waaxyaha kala duwan ee DF, halkaasina ay kasoo maleegi jireen shirqoollada ka dhanka ah Mujaahidiinta.

“Cadaawgu wuxuu isku dayay inuu Mujaahidiinta ka fara maroojiyo goobta oo uu qabsado, wuxuuna soo qaaday 15 weerar wax ka badan, Ilaahey fadligiisa Mujaahidiinta ayaa u sabray jabiyayna in badan. Cadawgu halkaa ciidamo fara badan ayuu kusoo uruuriyay, markastana ciidan cusub ayuu soo galinayay goobta, mar kastana waa uu jabayay, dhimasho iyo dhaawac badanna waa uu la tagayay” ayuu yiri Sh/Abuu Muscab.

Wuxuu shaaciyay inta uu ilaa hadda marayo khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca, wuxuuna yiri: “Khasaarada inta horudhaca ah ee aan heyno 24 saac kadib dhimashadu waxay ka badan tahay 40 dhaawacuna waa illaa Todobaatameeyo, Ilaahey baana u mahad celineynaa Subxaanahu watacaalaa”.

Isagoo sii hadlaya ayaa waxa uu ka warramay ujeedada rasmiga ah ee ay weerarkan u qaadeen: “Hawlgalkan wuxuu yimid ayada oo Murtaddiintu, gaar ahaan madaxa ridada Xassan Garguurte uu u qeylo dhaansaday xulufadiisa Saliibiyiinta isaga oo sheegaya inuu Mujaahidiinta burburin doono oo soo afjari doono, arrintaasi maanta waxay isku badashay in ayaga xubnahooda iyo shaqaalihii dowladda halkaasi lagu baaba’sho tacsi iyo geerina ay u taallo”

Sh/Abuu Muscab wuxuu xusay in aysan hadda ahayn markii ugu horreysay oo uu mid kamid ah madaxda DF dagaal ku iclaamiyo, wuxuu sheegay in laga wada dharagsan yahay halkii uu ku dambeeyay Farmaajo oo marar badan dagaal ku dhawaaqay, kaasoo maalinkii uu madaxtooyada ka baxayay madaafiic lagu soo garaacayay.

“Waxaan ognahay Gurguurte inuu yahay Axmaq doqon ah, kaasoo dagaal annaga nagu iclaamiyay uusan u diyaarsanayn” ayuu ku tiraabay Sh/Cabdicasiis, wuxuuna ugu dambeyn digniin culus u diray cid walba oo ku lug leh hagardaameynta Mujaahidiinta, wuxuu ballan qaaday in wixii kusoo kordha hawlgalka uu la wadaagi doono warbaahinta iyo bulshada Muslimka ah.

Halkan Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id Ee Sheekh Abuu Muscab.

https://calamada1.com/wp-content/uploads/2022/08/Shir-Jaraaid-Sheekh-Abuu-Muscab-22.01.1444.mp3

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Jaabir Oo Ka Mid Ah Ragga Ka Dhex-dagaalamaya Gudaha Hoteelka Xayaat.
Next: Dagaalkii Hotel Xayaat oo socda iyo qaar ka tirsan dagaalyahanadii oo kasoo baxay Hoteelka.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus {Xalqada 15-aad}.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus {Xalqada 15-aad}.

March 5, 2026
Baarlamaanka Daaquudka Ah Oo Ansixiyay Dastuur Cusub Oo Mucaaradku Diidanyihiin.
  • Allposts
  • Warar

Baarlamaanka Daaquudka Ah Oo Ansixiyay Dastuur Cusub Oo Mucaaradku Diidanyihiin.

March 5, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 16-09-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 16-09-1447-Hijri.

March 5, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada