Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Weeraro Lagu Dilay Saraakiil Iyo Askar Federaalka Ah.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Weeraro Lagu Dilay Saraakiil Iyo Askar Federaalka Ah.

September 1, 2022

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey saacadihii lasoo dhaafay howlgala kala duwan ka kala fuliyeen qaar ka mid ah gobalada dalka Soomaaliya.

Banaadir.

Howlgal qorsheysan oo ciidamada Mujaahidiintu ay ka fuliyeen suuqa weyn ee degmada Wadajir waxey ku dileen mas’uul ka tirsanaa wasaarada Gaadiidka kooxda Ridada Soomaaliya kaasi oo lagu magacaabi jiray Xasan Wiish

Isl Dayniile waxey Mujaahidiintu dagaal ku qaadeen fariisinka Ridada ee Xaafada Shiraaye ee degmada Dayniile.

Isla Banaadir Qarax ka dhacay isgoyska Ex-control Afgooye ee magaalada Muqdisho waxaa lala beegsaday maleeshiyaatka Ridada ee halkaasi ku sugan, waxaana ku dhaawacmay 2 askari.

Isla Banaadir ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen fariisinka Murtadiinta ee isgoyska Eveeko ee degmada Holwadaag.

Isla Banaadir waxey Mujaahidiintu dagaal ku qaadeen fariisinka Ridada ee xaafada Carafaat ee degmada Yaaqshiid.

Isla Banaadir waxey Mujaahidiintu qarax la beegsadeen xarunta Murtadiinta ee laanta Barwaaqo ee degmada Wardhiigley.

Isla Banaadir howlgal gaar ah oo Mujaahidiintu ay ka fuliyeen degmada Dharkenley ee magaalada Muqdisho ayey ku dileen Gaashaanle Cabdi Ibraahim Ciid oo ahaa sargaal ka tirsanaa Booliska Kooxda Ridada Somaliya.

Isla Banaadir weerar qorsheysan oo ciidamada Mujaahidiintu maanta ay ka fuliyeen isgoyska Cali Kamiin ee degmada Wardhiigley waxey ku dileen askari ka tirsanaa Ridada kaasi oo lagu magacaabi jiray Dhaga-juun.

Askarigan Murtadka ah ee lagu dilay Isgoyska Cali Kamiin ayaa caan ku ahaa dhibaateynta dadka shacabka oo ay ugu horeeyaan ehelkiisa.

Waxa uu askarigan Murtadka ah horay u dilay Hooyadii isaga dhashay, Sidoo kale waxa uu dilay abtigiis, iyo wiil isaga uu dhalay iyo sidoo kale wiil uu isaga abti u ahaa.

Isla Banaadir ciidamada Mujaahidiinta ayaa qarax la beegsaday gaari ay la socdeen maleeshiyaatka Ridada kaasi oo marayay wadada Makka-Al Mukaramah ee magaalada Muqdisho, waxaa qaraxa ku dhaawacmay 1 askari oo ka tirsan Booliska Ridada.

Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Murtadiinta Maaya fuulka ee magaalada Baydhabo.

Isla Baay Qarax ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo oo lala beegsaday maleeshiyaatka Ridada ayaa waxaa ku dhaawacmay 3 Askari oo Murtadiin ah kuwaasi oo dhaawacyadooda ay culusyihiin.

Isla Baay Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada Murtadiinta Ee Bukriyey ee magaalada Baydhabo, Waxaa dhawaaqa rasaasta dagaalka si aad ah looga maqlayay xaafadaha magaalada Baydhabo.

Shabeelada hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee deegaanka Warmaxan.

Dhimashada waa 6 askari oo Murtadiin ah.

1 askari nolasha ayaa lagu qabtay.

Ganiimada waa shan qori iyo booshashkoodda iyo hal moota.

Isla Shabeelada hoose howlgal gaar ah oo ciidamada Mujaahidiintu xalay ay ka fuliyeen degmada Afgooye waxey ku dieen askari ka tirsanaa Ridada kaasi oo lagu magacaabi jiray Ilyaas Cali

Jubbooyinka.

2 qarax ayaa deegaanka Yoontooy ee duleedka magaalada Kismaayo lagula beegsaday maleeshiyaat Murtadiin ah oo lugeeynayay, waxaa qaraxa  ku dhintay 1 askari, 2 kalae wey ku dhaawacmeen.

Isla Jubbooyinka ciidamada Mujaahidiintu waxey weerar ku qaadeen saldhiga Muradiinta ee deegaanka Buundada Daariq ee duleedka magaalada Kismaayo.

Isla Jubbooyinka Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada Kufaarta Kenya ee deegaanka Taabta.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Gaashaanlle Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.
Next: Duqeyn Dhimasho Iyo Dhaawac Ay Ku Noqdeen Askar Kenyaati Ah.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada