Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Weeraro Lagu Beegsaday Xarumaha Shisheeye Iyo DF.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Weeraro Lagu Beegsaday Xarumaha Shisheeye Iyo DF.

November 27, 2022

Qarax khasaare kala duwan dhaliyay ayay guutooyinka qaraxyada Mujaahidiintu ku weerareen xarun uu maamulka murtadiinta ugu magacaaban degmada Wardhiigley ku leeyihiin waaxda Barwaaqo agagaarka isgoyska Furayaasha  ee magaalada Muqdisho.

Sida lasoo wariyay waxa uu bubur xooggan soo gaaray dhismaha xarunta waaxda Barwaaqo ee degmada Wardhiigley waxaana qaraxaasi uu qayb ka yahay howlgallada ka dhanka DF ee ka socda caasimadda.

Dhanka kale waxay Mujaahidiintu weerar culus ku qaadeen xerada ciidamada kuffaarta Kenya ay ka deganyihiin deegaanka Hoosingow ee wilaayada Jubbooyinka, Lamana soo werin inta uu leegyahay khasaaraha soo gaaray saliibiyiinta.

Sh/hoose waxay Mujaahidiintu weeraro culus ku mireen saldhigga ciidamada kuffaarta Afrika gaar ahaan kuwa Yugaandha iyo xerada maleeshiyaadka murtadiinta ay kaga suganyihiin degmada Jannaale, Waxaana sida lasoo wariyay halkaasi ka dhacay iska hor’imaadyo culus oo u dhaxeeyay cadowga.

Dhanka wilaayada Baayna waxay ciidanka Mujaahidiintu weerar qorsheysan ku ekeeyeen saldhigga xabashida iyo xerada maleeshiyaadka Riddada ay kaga suganyihiin deegaanka Awdiinle oo ah deegaan dhaca duleedka magaalada Baydhaba.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Xamar.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-05-1444 Hijri

Related Stories

Degdeg: Turkiga Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabiistii Lagu Qabtay Dagaalkii Jameeco (Bayaan+Sawirro).
  • Allposts
  • Warar

Degdeg: Turkiga Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabiistii Lagu Qabtay Dagaalkii Jameeco (Bayaan+Sawirro).

October 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -18-05-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -18-05-1448-Hijri

October 28, 2026
Madaxii Hore Ee Villa Somalia Oo Walaac Ka Muujiyey Xasuuqii Maleeshiyadooda Loogu Geystay Jameeco.
  • Allposts
  • Warar

Madaxii Hore Ee Villa Somalia Oo Walaac Ka Muujiyey Xasuuqii Maleeshiyadooda Loogu Geystay Jameeco.

October 28, 2026

Sawirro

DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.

October 26, 2026
Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.

October 10, 2026
Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.

October 3, 2026
Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026

Diiwaanka Gabayada

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.

October 19, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada