Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Diyaaradaha Eritrea Oo Weeraro Ka Gaystay Gobolka Tigray.
  • Allposts
  • Warar

Diyaaradaha Eritrea Oo Weeraro Ka Gaystay Gobolka Tigray.

November 28, 2022

Iyadoo garabyada hubeysan ee isku haya maamulka gobolka Tigray ee xukumadda Addis ababa iyo jabhadda hubeysan ee TPLF ay dhowaan heshiis labo gesood ah oo ku gaareen waddanka Koonfur Africa. Ayaa lasoo sheegayaa in duqaymo culus lagu garaacay magaalo ka tirsan gobolkaasi.

Telefishanka jabhadda hubeysan ee TPLF ayaa baahiyay xogta duqaymo dhowr ah oo ay gaysteen diyaaradaha dagaalka ee dowladda Elatariya kuwaas oo laga soo calaamadiyay magaalada Irob oo ka mid ah magaaalooyinka gobolka Tigray.

Warbaahinta TPLF ayaa sheegtay in diyaaradaha dagaalka Elateriya ay beegsadeen goobo ay dadku ku badanyihiin oo ay deganaayeen dad shacab ah sida xarumaha waxbarasho iyo cisbitaallada caamka ah iyo xarumo kale oo ay sheegeen inay ka madax bannaan yihiin talisyada ciidan.

Kooxdan ma aysan sheegin haddii uu jiro khasaare ka dhashay duqaymahan xagga cirka ah ee ka dhacay gobolka Tigray, balse ku gaabsatay in dowladda Eletariya si ula kac ah ay u beegsatay goobaha dadka rayidka isla markaana jabisay heshiiskii ay gaareen iyaga iyo dowladda federaalka Itoobiya.

Dhowaan ayay ahayd markii war kasoo baxay taliska jabhaddan mucaaradka ah ee ka jirta waqooyiga dalka Itoobiya, ay dowladda dhexe ugu baaqday inay ciidamada Elatariya ka saarto gobolka ay isku dhacyadu ka socdaan ee Tigray, wallow aysan arrintaasi kasoo jawaabin xukuumadda Addis ababa.

TPLF ayaa horay uga digtay xadgudubyada ay ku kacayaan ciidamada millatariga dowladda Eletariya ee ku sugan gobolka Tigray , Tan ayaana kusoo beegmayso xilli la filan karo isku dhacyo hor leh oo dhexmara millatariga Itoobiya iyo jabhadda la magac baxday xoraynta dadka Tigray-ga.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Xaaladda Saaka Ee Hotel Villa Rossa Iyo Inqimaasiyiinta Oo Soo Hadlay.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -04-5-1444-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-Safar-1448-Hijri.

July 22, 2026
Midowga Afrika Oo Walaac Ka Muujiyay Burburka Duullaankooda Soomaaliya Ee AUSSOM.
  • Allposts
  • Warar

Midowga Afrika Oo Walaac Ka Muujiyay Burburka Duullaankooda Soomaaliya Ee AUSSOM.

July 22, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 08-02-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 08-02-1448-Hijri.

July 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada