Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Howlgal Guddoomiye Waaxeed Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye.
  • Allposts
  • Warar

Howlgal Guddoomiye Waaxeed Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye.

December 18, 2022

Howlgal gaar ah oo ciidamada shabaabul Mujaahidiin ay ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye ee Sh/hoose waxay ku dileen murtad lagu magacaabi jiray Muxammad Xaaji oo ka mid ah guddoomiye waaxeedyada maamulka Riddada ah ee degmada Afgooye.

Mujaahidiintu waxay howlgalkan gaarka ah kusoo ghaniimeysteen baastoolad uu ku hubeysnaa murtadka lagu dilay howlgalka, iyadoo goor dambena ay mayadka murtadkan goobta ka qaadeen maleeshiyaad murtadiin ah.

Dhanka kale ciidamada Mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada Banaadir waxay weeraro culus oo saf ah ku qaadeen fariisimaha maleeshiyaadka murtadiinta ay kaga suganyihiin  Suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho iyo isgoyska miisaanka Dhuxusha xaafadda Towfiiq ee degmada Yaaqshiid, lamana soo sheegin khasaaraha rasmiga ee soo gaaray maleeshiyaadka Riddada.

Mujaahidiinta ka howlgala wilaayaadka Sh/hoose iyo Baay waxay weeraro isugu jira qarax iyo dagaal toos ah ku kala qaadeen maleeshiyaadka murtadiinta ee ku sugan degmooyinka Jannaale iyo Qansaxdheere, howlgalka qaraxa ah waxay Mujaahidiintu la beegsadeen maleeshiyaad lug ah oo ka tirsan maleeshiyaadka Riddada xilli ay ku dhex socdeen gudaha degmada Jannaale, dagaalka tooska ahna waxay Mujaahidiintu la beegsadeeen saldhigga Riddada ee degmada Qansaxdheere.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Dardaaranka Mid Ka Mid Ah Halyeeyadii Fuliyay Howlgalkii Villa Rays.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -23-05-1444 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-03-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-03-1447-Hijri.

August 25, 2025
Masuul ka Tirsan Maamulka Cirro Oo Sheegay Inay Wax Yar U Jiraan Inay Aqoonsi Ka Helaan Maraykanka.
  • Allposts
  • Warar

Masuul ka Tirsan Maamulka Cirro Oo Sheegay Inay Wax Yar U Jiraan Inay Aqoonsi Ka Helaan Maraykanka.

August 25, 2025
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-03-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-03-1447 Hijri.

August 25, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 28 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 28 aad)

August 24, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 27 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 27 aad)

August 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)

August 14, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)

July 26, 2025

Sawirro

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada